Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin...
Aniga oo marmarka qaar wax ka qora kana run sheega kolba xaaladda markaa taagan, waxan maanta halkan idiinku soo gudbinayaa qoraal ku sahabsan saamiqaybsiga...
Sanadkii 1991, waxa Geeska Afrika ka dhacey is-bedel siyaasadeed oo mugleh, markii ay mar qudha burbureen labadii xukuumadeed ee ugu awooda badnaa, colaad qarniyo...
Bishii August 1960 , laba bilood ka dib israacii Labada gobol, abwaan Timacade AHN isagoo cabiraaya khiyaamadii umada reer somaliland kala kulmeen israacii somali...
Hargaysa (Hargeisa Press): Wax badan oo aynu ka baranay ayaa jira. Kuwaas oo u baahan in fursado loo beddelo.
Waa bilowgii guul aynu Madal markhaati...
Sida u Imaam Axmed guray Xukunka u fulay:
Boqortayadii Adal oo loo yaqaanay luqada af carabiga Saldanatul-Cadal waxa talada hayey 1507, oo ahayd waqtigii u...
W/Q: Mustafe M Khayre
28kii September 1918, magaalada Philadelphia ee ku taalla Maraykanka waxa ku soo fool lahaa dabaaldeg muhiim ah oo loo yaqaan Socdaalka...