Author: admin

Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Amin Waris ayaa deeqo kala duwan gaadhsiisay Cusbitalka Guud ee Hargeysa iyo Dhakhtarka Caruurta ee Dr. Maxamed Aadan Sheekh.

Hargeysa(Haldoornews) Marwada koowaad ee Madaxweynaha ayaa maanta waxay kormeer ku soo martay Cusbitalka guud ee hargeysa gaar ahaan qaybta hooyada iyo dhalaanka, waxaanay marwadu...

Magaalada Maydh Oo Laga Hirgaliyey Mishiinkii Labaad Ee Barafka Dhalinaayey+Maayarka Degmada Oo Meesha Ka Saaray Inuu Fadhiyo Mishiinkii Hore.

Maydh(Haldoornews)-Mishiinkii labaad ee Baraf-dhaliye ah ayaa maanta laga hirgaliyey Magaalo xeebeeda faca-weyn ee Maydh,Mishiinkan oo ay baahi weyn u qabeen dadweynaha iyo Kaluumaysatada Degmada...

Masuuliyiinta Dekeda iyo Haamaha Shidaalka oo ka Adkaysan waayey Dhaliisha Mucaaradka ,ee in ay Bixiyeen Dhul Dekeda ka Tirsan….DAAWO Jawaabtooda.

Berbera(Haldoornews)- Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Ka Jawaabay Eedaha Mucaaridka ee Horumarka Dekeda Berbera iyo Maareeyaha Haamaha iyo Gudomiye KUxigeenka Gobolka Saaxil oo shirkaasi jaraaid...

Halaga faa’iidaysto bisha ramadaan khayr keeda.by maxamed jeex

Qof kasta oo muslim ah waa inuu ka faa,idaystaa bisha ramadaan ee barakaysan bisha ramadaan waa inaan ka soona af xumatada cayda xanaaqa aflagaadada...

SIDIG SIDIGTAADA MOOYEE HUBSO DHUL U DHACAAGA

Anagoo oo ah koox dhalinyaro ah, oo iska kaashanaaya sidii looga wada shaqey’n lahaa horumarka dhalinyarada dalka Somaliland Anagoo oo ah koox dhalinyaro ah, oo...

Madaxweyne tallo nasteex u ah dalka iyo dadka ayaan kuu haynaa aqbalkeeda…Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleeye)

Hargeysa- Bisha Ramadaan fadaa’il badan ayey leedahay ka mid yihiin inay tahay bishii Ilaahay soo dediyey Qur’aanka kariimka, oo ah acmaasha bishan ummada islaamku...

Somaliland waa shacab iyo xukumada wada socda BY maxamed jeex

Waa bil ramadaan anigoon buunbuuninayn ama amaanayn dawlada ay hogaanka u hayaan madaxwenaha axmed maxamed maxamuud (silaanyo) Ramadaan kariim waa 10 tobankii dambe ee bisha...

Suldaan Xiirey oo soo jeediyey in lala xisaabtamo hay’adaha caalamiga ah

Afhayeen salaadiinta dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey oo ka qayb-galay shirkii Guddida Bilicda Caasimada ayaa sheegay in hay’adaha caalamiga ahi aanay wax la...

Akhriso Midhaha Heeso Cusub Oo Uu Sameeyay Mujaahid Cabdi Madoobe

Hees Cusub Gabadh yahay kalgacalkii goysaye nasiibkaa gudubtaye ayaankaa anigana gilgiladkay sida aan gantaalaha caashaqa iskagaguro hadaad garatay caynkaa gabagabadii sheekada anawaan gudoon saday...

Hambalyo Abwaan Cabdiwaaxid oo Xorriyadiisa dib u Helay! Amb. Kaysar Cabdilaahi

Si Alliyo faduul baan ku imi sabadan xeebeede Weligayba saar iima qaban suudhan Doonyaha'e Senge dhabarki saymiyo colbaan saami ku lahaaye Sir iyo...

“Mucaaridka Waxaan Leeyahay Waraaq Yar oo Aanay Waxba ka Jirin Wakhti ha ku Luminina ”

Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho- indho),ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay waraaq website-ka siraha faafiya ee Wikileaks lagu baahiyay oo sheegaysay...

Siciid Qulumbe Oo Galay Fadeexad Uu Ingiriiska Kaga Mutaysan Karo In La Xidho

Saxaafada qaarkeed ayaa beryahan dambe qoreysay warar dhiilo leh oo ka soo yeedhaya kooxda sharci darrada ah ee la baxday madasha wadatashiga iyo xisbiga...

Recent articles

spot_img