Author: admin

Ololaha Loogu Jiro Musharaxnimada Kulmiye oo Cirka Isku shareeray, Wakhti Qabsoomidii Shirka Golaha Dhexe Kaabiga inagu hayo

Oloolaha loogu jiro Jagooyinka Sarre ee Xisbiga Kulmiye ayaa Todobaadadii ugu dambeyey soo shaac baxay iyada oo Magaalooyinka Somaliland aad looga hadal hayo ciida...

Barnaamijka Xisbiga Waddani Waa Badbaadada Qaranka qabyaaladu naafaysay

Xisbiga Mucaridka ah ee Waddani wuxuu ummada wax kaga rabaa haddi ay ku qancaan wanaag, walalnimo, wada-jir iyo wax-wada qabsi, barnaamij cuddoon, waxqabad kaabayashiisi...

Axaabta Mucaaradka Somaliland oo ku Dhawaaqay Shir Talo Qaran ah+Xukuumada oo laga sugayo waxay ka Yeelayso Dhawaaqaasi Mucaaradka….Daawo Warkan

Axaabta Mucaaradka Somaliland oo ku Dhawaaqay Shir Talo Qaran ah+Xukuumada oo laga sugayo waxay ka Yeelayso Dhawaaqaasi Mucaaradka....Daawo Warkan

Ciidamada Amizon oo Gumaaday Dad Rayid ah ilaa 10 Qof ku Dillay Magaalada Marko ee Gobolka Sh. Hoose.+Akhriso

Marko(Haldoornews)-Ugu yaraan 10 qof oo rayid ah ayaa ku Dhintay, Tiro kalena waa lagu Xir-xiray Howlgal ay Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Saaka ka...

Halkan Ka Daawo Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Sooran Iyo Jawaan Laga Qaaday

Halkan Ka Daawo Waraysi  Aad U  Xiiso Badan Oo Sooran Iyo Jawaan Laga Qaaday

Cajiib:- Cilmi Baadhis Dhawaan la Sameeyay oo lagu Ogaaday Shay Raga Ku Adag Balse Dumarkana U Fudud

Cilmi-baarayaal caafimaad ayaa bannaanka soo dhigay inay ragga aad ugu adag tahay in ay wejiyada ka akhriyaan xaaladda qof hortooda jooga ku sugan yahay,...

Al-shabaab oo Fadhiisimo ka Samaysatay Gudaha Dalka Kenya iyo Dawlada oo Shaacisay Warkaasi.

Nairobi(Haldoornews)-Al-shabaab ayaa la sheegay inay saldhigyo rasmi ah ka sameysteen dhulka kaymaha badan ee deegaanka Boni ee dalka Kenya, halkaasoo Qoysas-kooda soo dagsadeen, sida...

DAAWO: BASHE CABDI GABOOBE SHEEGAY IN XUKUMADU AYNA DAACAD U AHAYN MUSHARIXIINTA XISBIGA KULMIYE

DAAWO: BASHE CABDI GABOOBE SHEEGAY IN XUKUMADU AYNA DAACAD U AHAYN MUSHARIXIINTA XISBIGA KULMIYE

DAAWO: CALI GURAY “KULMIYE IN LA BADALAA LOO BAAHAN YAHAY XISBIGIISA MACA XUKUMADIISA”

DAAWO: CALI GURAY "KULMIYE IN LA BADALAA LOO BAAHAN YAHAY XISBIGIISA MACA XUKUMADIISA"

Dawlada Somalia oo ku Guddo Jirta la soo Wareegida Maamulka Hawada iyo Somaliland oo aan kaba war haynin.

Muqdisho(Haldoornews)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Axmed Cali Jaamac (Jangeli) ayaa Maanta Shaaciyay inay diyaar u yihiin in ay Hay’adda Duulista Hawada Somalia oo...

QAYBTII 3AAD EE XARAFKA UGU HOREEYA MAGACAAGA AYAA SHEEGAYA DABEECADDAADA IYO QOFKA AAD TAHAY:

Waxaanu si taxane ah akhristayaasha ugu soo gudbina doona  dabeecadaha ay khubarada cilmigu bulshadu sheegeen in lagu garan karo qof kasta iyada oo la...

Siddeed Talabo Oo Ka Cawinaya Mustaqbalka In Uu Ilmahagu Noqda Qof Masuuliyadisa Garta

muhiim ah in aynu mar walba ogaanno in korinta ilmuhu aanay ahayn keliya mid jidheed ee ay ugu muhiimsan tahay ilmaha oo loo diyaariyo...

Recent articles

spot_img