Author: admin

“Suldaan Maxamed Yaa Ku Yidhi Waaxad Tahay Suldaanka Guud Ee Somaliland,Awal Miyaanu Suldaanka Ciidagale Ahayn..”. Cali-Guray Oo Dhaleeceeyay Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

Hargaysa (haldoornews)-Siyaasiga Cali Yuusuf ‘Cali-guary’ oo ah Gudoomiye Ku-Xigeenka 3-aad Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,ayaa meesha ka saaray in Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir...

Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka (Ucid) oo Deeq Xoolo ah ugu Deeqay Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Magaalada Gabiley

Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka (Ucid) oo Deeq Xoolo ah ugu Deeqay  Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Magaalada Gabiley

Bahda Haldoornews oo Hambalyo udiraya Umadda Muslimiinta ah ee Barri ku Ciidi doona Dunida Dacaladeeda.

Dhamaan Maamulka, hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha kala Duwan ee Haldoornews.com meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxay Hambalyo udirayaan umadda Muslimiinta ah meel kasta...

Illaahay Dartii u Caawi Hooyo la Dhibaataysan Caruur Maskaxda ka Bukta oo Cunaya Biraha iyo khashinka jidhkooda ka soo baxa.

Hooyo Xabiiba Aw Axmed Diiriye Waxay haystaa Caruur Maskaxda ka Xanuunsaysa oo ay tureen Waalidkii dhalay isla markaana hooyadii dhashay Caruurtan lafteedu Xanuunsanayso halka...

Halkan ka Daawo Su,aalo Somaliland ku Saabsan oo la Waydiiyay Maxamed kaahin iyo Qaarkood oo uu Mujaahidku ku Margaday nala wadaag.

Halkan ka Daawo Su,aalo Somaliland ku Saabsan oo la Waydiiyay Maxamed kaahin iyo Qaarkood oo uu Mujaahidku ku Margaday nala wadaag.

Amin Arts oo Kartoon Qosol Badan ka Sameeyay Madaxwayne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Xirsi oo isku haysta sidii Dastuurka Somaliland loogu Dari lahaa in Madaxtooyada...

Amin Arts oo Kartoon Qosol Badan ka Sameeyay Madaxwayne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Xirsi oo isku haysta sidii Dastuurka Somaliland loogu Dari lahaa in Madaxtooyada...

Madaxwayne Siilaanyo oo Guddi Heer Qaran ah umagacaabay Aaska Marxuum Fu,aad Aadan Cadde

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay  JSL/M/MG/0833430/072015 ku magacaabay Gudi heer qaran oo qaban qaabin doonta...

Qiso Cajiib ah oo Abwaan Soomaaliyeed kusoo Bandhigay Jacaylka iyo Calafka Waxa kala Qabsada

Qiso Cajiib ah oo Abwaan Soomaaliyeed kusoo Bandhigay Jacaylka iyo Calafka Waxa kala Qabsada Video Qiso Murugo Badan Oo Jcayl AH Oo Gabar Iyo...

Suldanka Guud ee Beesha Suber awal oo Shacabka Somaliland ka Raaligaliyey Hadal gef ku ah Qaranimada oo ka soo Yeedhay Suldaan Maxamed C/qaadir

Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadalo ka soo yeedhay suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir...

Halkan ka Dhagayso Waraysi BBc-du la yeelatay Axmed Kadiye oo ah Wiil Dhalinyaro ah oo Barnaamijko Kaftan Dacaayadeed ah ka Sameeya Madaxda Somalida .

https://soundcloud.com/somaliaction-tk/wareysi-ahmed-kadiye-bbc-somali Halkan ka Dhagayso Waraysi BBc-du la yeelatay Wiil Dhalinyaro ah oo Barnaamijko Kaftan Dacaayadeed ah ka Sameeya Madaxda Somalida .

Dr.Gaboose oo lagu Wado inuu Noqdo Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Wadani ka dib markii C/raxmaan Cirro ku Fashilmay Hogaaminta Xisbigiisa oo Haldoorkiisii ka Dareereen.

Hargeisa (Haldoornews)-Dr.Maxamed Cabdi Gaboose oo ka mid aha Siyaasiyiinta Miisaan iyo Maamuuska Culus ku leh Somaliland isla markaana Hankiisu Sareeyo ayaa lagu Wadaa inuu...

Halkan ka Daawo Warbixin ku Saabsan Taariikh Nololeedkii Alle ha unaxariistee Marxuum Fu,aad Aadan Cadde oo ku Geeriyooday shalay Dalka Turkey-ga.

Halkan ka Daawo Warbixin ku Saabsan Taariikh Nololeedkii Alle ha unaxariistee Marxuum Fu,aad Aadan Cadde oo ku Geeriyooday shalay Dalka Turkey-ga.

Recent articles

spot_img