Author: admin

Xukumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay Wada Hadal La Galayso Kooxda Khaatumo

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay wada hadal toos ah la galayaan dhammaadka bisha ramadaan kooxda Khaatumo ee ka dhisan bariga Somaliland. Guddoomiye ku xigeenka koowaad...

Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Xaalladda Siyaasadeed Ee Dalka

Guddoomiyaha Ucid waxa uu soo jeediyay in xukumaddu hirgaliso heshiiskii ahaa in doorashada la qabto December 2016, waxaanu sheegay in muranka siyaasadeed ee dalka...

War-Saxaafadeed: Madaxweyne Silaanyo Oo Magacaabay Wasiir Ku xigeenka Cusub Ee Khaarajiga, midna Bedalay

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse) u magacaabay inuu noqdo Wasiir Ku xigeenka cusub ee wasaaradda Khaarajiga,...

OGEYSIIS! …..Tababaro Xirfadeed uu Qaadanayo Machad-ka IPRT.

Machadka IPRT (Institute for Practical Research & training) oo ah Hay’ad wadaniya kana shaqaysa hawlahas idatababarada kor u qaadida xirfadaha, cilmibaadhista iyo caafimaadka, waxay...

Recent articles

spot_img