Xafiiska lagu kaydiyo xogta iyo qoraallada taariikhda ee ku yaal magaalada London ee loo yaqaan “Public Records Office” ayaa sannad kasta waxa lagu soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa maanta Abaalmarino kala duwan gudoonsiiyey Ardaydii ku guulaysatay Tartanka Quraanka kariimka ah ee ka socday Masjidka...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay wada hadal toos ah la galayaan dhammaadka bisha ramadaan kooxda Khaatumo ee ka dhisan bariga Somaliland.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad...
Guddoomiyaha Ucid waxa uu soo jeediyay in xukumaddu hirgaliso heshiiskii ahaa in doorashada la qabto December 2016, waxaanu sheegay in muranka siyaasadeed ee dalka...
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse) u magacaabay inuu noqdo Wasiir Ku xigeenka cusub ee wasaaradda Khaarajiga,...
Machadka IPRT (Institute for Practical Research & training) oo ah Hay’ad wadaniya kana shaqaysa hawlahas idatababarada kor u qaadida xirfadaha, cilmibaadhista iyo caafimaadka, waxay...