Author: admin

Xisbiga WADDANI Oo Ganacsatadda Ugu Hanjabay Inay Kala Wareegi Doonaan Hantidooda Ma Guurtadda ah

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa caddeeyay in ay xoog kula wareegayaan hantida dadweynaha ee ay dawladdu ka iibisay haddii ay xukunka dalka qabtaan oo...

Tartanka Kubadda Kollayga Hargeysa Oo Loogu Magac Daray Suxufigii Weynaa Ee Maxamed Rashiid

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Yuusuf Cismaan Garas ayaa caawa si rasmi ah u furey tartanka Bisha Ramadaan Ee Kubadda Kolayga (Basket...

Dardaarankii Madaxda Ingiriisku Siiyeen Masuuliyiintii Cusbaa ee Somaliland 1960! Qalinkii: Maxamed Baashe X. Xasan

Xafiiska lagu kaydiyo xogta iyo qoraallada taariikhda ee ku yaal magaalada London ee loo yaqaan “Public Records Office” ayaa sannad kasta waxa lagu soo...

Waxaan halkan hambalyo aan la soo koobikarin uga dirayna Wasiir ku Xigeenka Cusb ee arimaha dibada Somaliland

Ugaas Maxamud Cabdi indhatag (Dalai), ABDIKARIIM AHMED CAWAALE, KHADER SACIID AHMED. AHMED YUUSF BADHEEDHE . MAXAMED DAAHIR FEEDHO, GEELE CABDINAASIR FOODCADE IIDLE BASHIR. Dhamaan...

Madaxweynaha Somaliland Oo Abaal Marino Qaaliya Guddoon siiyay Tartameyaashii Quraanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa maanta Abaalmarino kala duwan gudoonsiiyey Ardaydii ku guulaysatay Tartanka Quraanka kariimka ah ee ka socday Masjidka...

Xukumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay Wada Hadal La Galayso Kooxda Khaatumo

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay wada hadal toos ah la galayaan dhammaadka bisha ramadaan kooxda Khaatumo ee ka dhisan bariga Somaliland. Guddoomiye ku xigeenka koowaad...

Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Xaalladda Siyaasadeed Ee Dalka

Guddoomiyaha Ucid waxa uu soo jeediyay in xukumaddu hirgaliso heshiiskii ahaa in doorashada la qabto December 2016, waxaanu sheegay in muranka siyaasadeed ee dalka...

War-Saxaafadeed: Madaxweyne Silaanyo Oo Magacaabay Wasiir Ku xigeenka Cusub Ee Khaarajiga, midna Bedalay

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse) u magacaabay inuu noqdo Wasiir Ku xigeenka cusub ee wasaaradda Khaarajiga,...

OGEYSIIS! …..Tababaro Xirfadeed uu Qaadanayo Machad-ka IPRT.

Machadka IPRT (Institute for Practical Research & training) oo ah Hay’ad wadaniya kana shaqaysa hawlahas idatababarada kor u qaadida xirfadaha, cilmibaadhista iyo caafimaadka, waxay...

Recent articles

spot_img