Taliyaha guud ee booliska Somaliland, sarreeye guurto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa beeniyay warar lagu baahiyay bog facebook ah, kaasi oo lagu sheegay in Somaliland...
Madaxweynaha Somaliland md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la filayaa inuu dhawaan u socdaalo wadanka Sucuudiga si uu u soo guto Cimrada Sannadkan.
Madaxweynaha oo ay...
“Baashe Cawil Waa Nin Mutacalin ah In Xil Loo Magacaabana Kama Hor istaagayso reerka uu ka Qabo” Wasiirka Arrimaha Dibadda
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo...
Madaxweyne-xigeenka wadanka Kenya William Ruto ayaa sheegay in dawladooda oo adeegsanaysa diblomaasiyad ay ganacsiga jaadka Miirooga gaadhsiin doonto Jamhuuriyadda Somaliland.
Mr. William Ruto, wuxuu hadalkan...
Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa caddeeyay in ay xoog kula wareegayaan hantida dadweynaha ee ay dawladdu ka iibisay haddii ay xukunka dalka qabtaan oo...