Author: admin

Barnaamijka La’afur Waddani oo gaadhay Boorame iyo 80 qoys oo danyar ah oo raashin loo qaybiyey

Sidii ay Ramadaan u soo gashayba xisbiga Waddani wuxu bilaabay barnaamij loogu wan-qalay “La-Afur-Waddani” oo lagu caawinayo qoysaska danyarta. Xisbigu wuxu Boorama raashin ugu qaybiyey 80...

Wasiir Xigeenka Cusub Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Xilka La Wareegay

Wasiir xigeenka dhawaan madaxweyne Siilaanyo u magacaabay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, Axmed Aadan Ismaaciil (Keyse)  ayaa xilkii kala wareegay wasiir xigeenkii hore ee wasaaraddaasi...

Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Beeruhu Oo U Kuur Galay Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgaliyey Deegaano Ka Tirsan Gobolka Gabiley

Wefti uu hogaamiyo wasiirka Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim, ayaa u kuur gal iyo indho indhayn ku sameeyey mashaariic horumarineed oo beeraha...

Dhalinyarro Uu WADDANI Soo Abaabulay Oo Taageeray Nin Loo Xidhay Dambi uu Qaranka Ka Galay

Cuqaal iyo Dhalinyarro ka soo jeeda beesha galbeedka Burco oo uu soo abaabulay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa si indho la’aana u cambaareeyay...

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Nabadeynta Laba Ardaa Oo Ku Diriray Guumays

Xukuumadda Somaliland ayaa ergooyin nabadeed oo gurmad ah u dirtay xurguf colaadeed oo dhawaan laba beelood ku dhex martay degaanka Guumays oo ka tirsan...

Wasiir Xirsi Oo Qaabilay Wefti Ka Socday Hay’ad Samafal Oo Turki Ah

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday hay’ad samafal oo Turki ah, kuwaasi oo...

“Kuwa Leh Dawlado shisheeye ayaa Somaliland cunaqabatayn ku soo rogaya waa Cadow”

Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in xubno ka mid ah siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga...

Wasiir Xagla-toosiye Oo ka Hadlay Caqabado Soo Waajaha Xarumaha Caafimaadka Somaliland

Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaarada Dr. Yuusuf Axmed Cali ayaa maanta magaalada Hargeysa...

Jaamacadda Abaarso Tech oo Lacag u Dhaxaysa 3500 ilaa 5000 Dollar Guddoonsiisay Hablo ku Guulaystay Tartan Furasho Ganacsi

Hargeysa(Haldoornews)-Laba iyo Toban (12) hablood oo ka mid ah 20 hablood oo baranyey Abuurista iyo Maareeynta Ganacsiga ayaa ku guulaystay tartan lagu soo bandhigay...

Daawo: Xukuumadda Somaliland oo dhisaysa Madaarka Laascaanood

Halkan ka daawo Xukuumadda madaxweyne Silaanyo oo Dib u dhis ku samaynaysa Madaarka Laascaanood

Wasaaradda Waxbarashada ayaa tabobar u bilawday 282 macalim oo wax ka dhiga dugsiyada hoose iyo dhexe

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa 282 macalim oo wax ka dhiga dugsiyada hoose iyo kuwa dhexe ee Hargeysa  ayaa waxbarasho dheeraad ah kasban...

Taliye Fadal Oo Amaro Culus kusoo rogay Gadiidka,Kana Hadlay Tirada Dhimashada Ay Sababeen Gadiidku.

Cabdilaahi Fadal iimaan Taliyaha Guud ee Ciidanka Somaliland ayaa Amaro ku soo rogay Gadiidka Qaada Jaadka iyo kuwa gobolada iskaga kala Goosha isaga oo...

Recent articles

spot_img