Dhamaan maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha kala Duwan ee Dunidada Dacaladeeda ku kala Sugan ee Warbaahinta Haldoornews Waxay Hambalyo kal iyo laab ah udirayaan Meherka...
Quwadaha Dunida ayaa heshiis kula galay Iran inay xakameyso barnaamijkeeda Nukliyeerka, taasoo ay ku bedelaneyso in laga dabciyo cuna qabateynta dhaqaale ee mudada saarnayd.
Madaxweynaha...
Xog'hayaha warfaafinta ee xisbiga mucaaradka ah ee wadani oo waxba yahay ka dhigay dhawaaqii dhawaan ka soo yeedhay wasiirka arimaha gudaha somaliland cali warancade........
Hargeysa(Haldoornews)-Shirka golaha dhexe ee xisbiga talada haya ee KULMIYE ayaa la filayaa inuu qabsoomo bisha September ee sannadkan 2015.
Shirkan golaha dhexe ee xisbigan oo...