Author: admin

Bahda Haldoornews oo Hambalyo u Dirayaa Guud ahaan Umada Islaan Gaar ahaan inta Afka somaliga ku Hadasha.+Heesta ciida ee aanu idiinku Talo Gallnay

Dhamaan hawl wadeenada haldoornews.com meel walba oo ay joogaan gude iyo dibad-ba waxa maalinta farxada ciidal Odxa ee ay muslimiinta oo dhani faraxsan yihiin...

Qaar ka mid ah Odayaasha Gabiley iyo Wajaale oo waji ku Macaash Noqday Xukuumadana ku Taageeray Xaq iyo Xaq daroba……..Daawo warkan

Qaar ka mid ah Odayaasha Gabiley iyo Wajaale oo waji ku Macaash Noqday Xukuumadana ku Taageeray Xaq iyo Xaq daroba........Daawo warkan

Madaxwayne silaanyo oo Dadweynaha kula Tukaday Masjid jaamacada Hargeysa iyo Hambalyo uu u Diray Shacabka reer somaliland……Daawo sawiro.

Hargeysa(Haldoornews)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Salaada Ciidal Adxa awgeed la ciiday Shacbi weynaha Reer Somaliland  oo uu kula tukaday...

Ciidamada amaanka Dalka Kenya ayaa Dekadda Magaalada Mombasa waxa ay ku qabteen markab Shixnad gaadiid iyo alaabo kale u waday ciidamada Qaramada Midoobay ee...

  Mombasa(Haldoornews)-Ciidamada amaanka Dalka Kenya ayaa Dekadda Magaalada Mombasa waxa ay ku qabteen markab Shixnad gaadiid iyo alaabo kale u waday ciidamada Qaramada Midoobay ee...

Kulmiye:Wajigii Hore waxa Guulaystay Muuse Biixi waxaase Bilaabmaya Loolanka Wajiga Labaad oo ah Xulista Ergooyinka.

Hargeysa(Haldoornews)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero taagnaayeen madaxweyne-xigeenka Cabdiraxmaan Saylici, xoghayaha guud ee KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf iyo guddoomiye-xigeenka KKULMIYE Maxamed...

Shirkada HASS Petroluem oo qarka u saaran inay ka baxdo Shirkadaha & Maalqabeenada ku midoobay Dhaxal-wareejinta Haamaha kaydka Shidaalka Berbera+Sababaha kelifay.

Berbera-(Haldoornews)-Ilo xogogaal ah oo u dhuun daloola Shirkadaha & Maalqabeenada ku midoobay dhaxal wareejinta Haamaha Kaydka shidaalka Berbera ayaa Qarannews u sheegay in shirkada...

DAAWO -WARBIXIN MAXA XIGI DOONA SHIRKA GOLAHA DHAXE EE LAGU DHAWAAQEY XAGU U SOCDA KULMIYE

DAAWO -WARBIXIN MAXA XIGI DOONA SHIRKA GOLAHA DHAXE EE LAGU DHAWAAQEY XAGU U SOCDA KULMIYE

Fanaanada Caanka ah ee Shakira oo Wadamada Dunida ugu Baaqday in ay iska Daayaan Muranka oo ay u Gargaaraan Qaxoontiga Dhibaataysan……Daawo video

Fanaanada Caanka ah ee Shakira oo Wadamada Dunida ugu Baaqday in ay iska Daayaan Muranka oo ay u Gargaaraan Qaxoontiga Dhibaataysan......Daawo video

Malaayihiin Muslimiin ah oo Maanta taagan Buurta Carrafo iyagoo Gudanaya Waajibka Xajka .

Arafa(Haldoornews)-Maanta oo ah maalinta ugu muhiimsan gudashada waajibaadka Xajka ayaa waxaa Buurta Carrafo Maanta taagan malaayiin qof oo Muslimiin ah, kuwaasoo ka kala yimid...

Laba Wasiir oo ka tirsan Xukumada Siilanyo oo lagu xidhiidhiyey qadiyada 16 Maxbuus oo habeen hore Saqdii dhex laga sii daayay Jeelka Laas-caanood.

Hargeysa(Haldoornews)-Sida ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Qarannews ugu yaraan 16 Maxbuus oo ku eedaysanaa denbiyo kala duwan ilaa iyo heer dila ayaa si xeeladaysan...

Raysal wasaarihii Hore ee Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Kulan la yeeshay Somali-da Koonfur Africa……Daawo warkan

Raysal wasaarihii Hore ee Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Kulan la yeeshay Somali-da Koonfur Africa.....

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye oo ku Faanay Xadhiga Suldaanka Reerkiisa+Wanjilaada uu ka Dhigay Dhaliisha Dawlada loo soo Jeediyey…….Daawo video

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye oo ku Faanay Xadhiga Suldaanka Reerkiisa+Wanjilaada uu ka Dhigay Dhaliisha Dawlada loo soo Jeediyey......

Recent articles

spot_img