“Hadday dunida ceeb tahay
Dus-duskiyo khiyaamadu,
Noo dabeecad weeyaan.
Nin dillaala mooyee,
Degmadaan ku noolahay
Nin “daryeel” yidhaahdaa,
Dulli buu ka qoran yahay.
Hebel laga ducaystiyo
Mana laha nin dooroo
Dayaxii u soo...
Xidigaha Geeska Safarkooda Muqdisho oo tv-ga Xamar waji kale u Yeelay Xili dhawaan ay qaraxyo ka dhaceen, +Halista xidigaha geeska iyo Lacag Jacaylkooda......Daawo video
Hogaamiyaha dalka Jarmalka, Angela Merkel – oo hadashay kaddib kullanka EU, waxa ay sheegtay in madaxweynah Bashar Al-Asad laga qeybgeliyo kulamada si loo dhammeeyo...