Author: admin

Midawga Yurub oo Hal Milyan ugu Deeqday Qoxootiga Siiriya iyo Heshiis laga Gaadhay in Xuduudaha la Adkeeyo.

Brussels(Haldoornews)-Hogaamiyayaasha dalalka Midowga Yurub oo xalay kulan deg deg ah ku yeeshay magaalda Brussels ayaa ku heshiiyey inay ka wada shaqeeyaan si wadajir ah...

Alle ha Unaxariistee Waxaa Masjidka Barakaysan ee Makka ka dhacay Dhimasho iyo Dhaawac Badan Oo Ka Dhashay Is-Cidhiidhiga Xajka

Mina (Haldoorenews)-Ugu yaraan 310 Xaaji ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday Xajka sida ay sheegtay waaxda difaaca shacabka ee Sucuudiga. Guddida difaaca shacabka ayaa...

Wasiir ku xigeenno Saaka la Tukanaayey Shacabka Berbera oo Lagu Mudaharaaday iyo Waji-gabax ay Kala Kulmeen Qorshe Madaxtooyadda looga soo Xambaariyey

Berbera(Haldoornews)-Wasiirku Xigeenada Xanaanada Xoolaha Iyo Wershedaha Ayaa Salaadii Ciidal Odxaha Kala Qaybgalay Dadweynaha Reer Berbera, halkaasoo Markii La Tukaday Salaadii Ay Isku dhaceen dadweynihii...

Ha lagu maqlo weeyi. Qalinkii: Mohammed Dahir

waxaan u malaynayaa in uu ninka la yidhaa buurmadow in aanu school-ba soo marin, maxaa yeelay, qofku marka uu jaahil yahay dhacdhaciisa ayaa badan,...

Tacsi Tiiraanyo leh oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu Kabaxay Marxuum Axm ed C/laahi Nadiif (Jeex) oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh Udiraynaa Qoyska Qaraabada iyo Shacabka Reer Somaliland ee uu kabaxay alle Ha unaxariistee Marxuum...

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Bulshada Ka Tacsiyeeyey Geeridii ku Timi Alle ha unaxariistee Marxuum Axmed Cabdillaahi Nadiif (JEEX)

Hargeisa (Haldoornews)-Sida Lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Ayaa wuxu Bulshada Ka Tacsiyeeyey Marxuum...

War Deg-deg ah: Xukuumadda Siilaanyo Oo Xabsiga u Taxaabtay Weriye Soo-fadhiiste+Weriyyaaal kale oo Baadi-goob Loogu Jiro Sidii Xabsiga loo Dhigi laha Iyo Xiisadda Magaalada...

Berbera (Haldoornews)-Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabtay Weriye Maxamed Cabdilahi Soo-fadhiiste oo ka hawl-gala Telefishanka Somali Cable sidoo kalena ah Tafaftiraha shabakadda Berberatoday.   Amarka xadhigga...

Afka waxaan ka sheegaa- Maanso Qalinkii Muuse Maxamuud Dalmar

Waa wiil aad u da' yar, wax bartay, laakiinse halbeegii noloshu ka qalloocatay. Waxa saamayn ku yeeshay siyaasi beenaale ah oo ku guura iyo...

Safiiradda Dalka Uk ufadhida Dalka Somaliya oo Afsomali ugu Hambalyaysay Shacabka Somalida munaasabada Ciidda Awgeed.

Safiiradda Dalka Uk ufadhida Dalka Somaliya oo Afsomali ugu Hambalyaysay Shacabka Somalida munaasabada Ciidda Awgeed.

Daawo Sheek Maxamed Kaariye Oo Ka Sheekeeyay Labo Qiso Cajiib ah oo Qiiro Badan Kuna Saabsan Towbah

Daawo Sheek Maxamed Kaariye Oo Ka Sheekeeyay Labo Qiso Cajiib ah oo Qiiro Badan Kuna Saabsan Towbah.

Halkan ka Daawo Khudbadii Sheekh Aadan Siiro ee Salaada Ciidda iyo Qodobo Dhalinyarada khuseeya oo Sheekhu ka Dhawaajiyay

Halkan ka Daawo Khudbadii Sheekh Aadan Siiro ee Salaada Ciidda iyo Qodobo Dhalinyarada khuseeya oo Sheekhu ka Dhawaajiyay

Madaxwaynaha Jabuuti oo Shacabkiisa la Tukaday Salaadii Ciidda Khudbad dheer oo Faan ubadanna ujeediyay

Jabuuti (Haldoornews)-Madaxwayne Geelle ayaa Khudbadiisii jimcaha ugu Digay Mucaaridka jabuuti isaga oo ugu baaqay inuu sanadka danbe doorasho diyaar uyahay balse aan qas loo...

Recent articles

spot_img