Author: admin

“Md. Madaxweyne Xisbigii UDUB Ee Bahweynta Ahaa Waxaad Ka Warqabtaa In Uu Si Fudud Saaxadda Uga Baxay Oo Waad Ka Warqabtaa Wixii Baa,iyay Ee...

Hargeysa (Haldoornews):- in ka badan afartan xubnood oo kasoo jeeda waxgaradka iyo aqoonyahanka beesha Sacad Muuse ayaa Madaxweynaha Somaliland uga mahad naqay dardar-gelinta hawlaha qabsoomida...

Dayax-madoobaad noociisu Dhif yahay oo laga dareemay Caalamka, Dabeecadaha lagu yaqaano iyo Aragtiyaha khubarada Cilmi-falagga

Hargeysa (Haldoornews)- Dayax-madoobaad dhammeystiran (Full Lunar Eclipse), ayaa subaxnimadii hore ee Isniintii Saaka laga dareemay qaaradaha Afrika iyo Eeshiya, gaar ahaan bariga Qaaradda Afrika...

Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Fanaaniin Xadhigii Xidigaha-geeska

Hargeisa(Haldoornews) mujaahid cali guray ayaa ka hadlay xadhiga xubno ka tirsan fanaaniinta xidigaha geeska. Fanka iyo suugaantu xuduud ma laha. Hadii ay Maraykanka tagaan...

Daawo Kulan Ay Wada Yeesheen Salaadiinta Iyo Siyaasiinta Beelaha H.Awal Iyo H.Yoonis Kulankan Oo Ahaa Mid Albaabadu U Xidhnaa

Daawo Kulan Ay Wada Yeesheen Salaadiinta Iyo Siyaasiinta Beelaha H.Awal Iyo H.Yoonis Kulankan Oo Ahaa Mid Albaabadu U Xidhnaa.

Daawo Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha-geeska Xasan Dhuxul (Laabsaalax) Oo Si Adag Uga Hadlay Xdhigii Xubno Ka Tirsan Kooxda, Eedaymo Culusna U soo Jeediyay Xukumadda

Hargeysa (haldoornews) Gudoomiyaha kooxda xidigaha geeska Abwaan Xasan dhuxul laabsalax  ayaa si adag uga hadlay xadhigii maanta lagu xidhay xubno ka tirsan fanaaniinta xidigaha...

Fanaantii Xidigaha Geeska Ayaa Maanta Lagu Xidhay Madarka Hargeysa Kadib Markii Ay Dib Uga Soo Laabteen Socdaal Ay In Muddo Ah Ku Joogeen Magalada...

Hargeysa (Haldoornews) Ciidamada Booliska Madaarka Hargeysa Oo Xabsiga Dhigay Fananiintii Xidigaha Geeska Ee Muqdisho Tagay Dhawaan Fanaaniintan oo ka koobnaa afar ayaa lagu xidhay...

WAR DEGDEG AH:- Masjidkii Ugu Weynaa Dalka Britain, Oo Dab Qabsaday Iyo Ciidanka Dab Demiska Oo Ku Hawlan Bakhtiintiisa

Hargeysa (Haldoornews) Wararka naga soo gaadhay magalada london ayaa sheegaya in  Masjidkii Ugu Weynaa Dalka Britain, Ee Ku Yaallay magaalada London Oo Dabqabsaday  Iyo...

Kalfadhigii golaha wakiilada somaliland oo maanta fasax gallay+ isa saamax dhex maray gudoomiye ciro iyo baashe iyo xildhibaanada golahaasi…..Daawo sawiro

Hargeysa(Haldoornews)-Fadhigii golaha wakiilada somaliland ee maanta oo ay ka soo xaadireen shir gudoonka golaha wakiilada oo fadhigii ugu dambeeyey ee golahaasi yeeshay gacan ka...

Daawo Barnaajim Lagaga Hadlayo Shilkii Ka Dhacaya Maalintii Ciida Xaramka Barkaysan

Daawo Barnaajim Lagaga Hadlayo Shilkii Ka Dhacaya Maalintii Ciida Xaramka Barkaysan.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo saaka subaxnimadii hore safar shaqo ugu baxay Dalka Ireland isagoo sii maridoona Dubai.+Daawo sawiro

Hargeysa(Haldoornews)-Madaxweynaha waxay ku kulmeen qolka Martida ee Garoonka Diyaraha ee Cigaal International Airport Madaweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Marwadiisa Huda...

Daawo Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Wacdaro Ka Dhigay Bandhigii Ciida Ee Magalad Mogdisho Iyo Dadwayna Oo Si Wayn Uga Mabsuuday.

Daawo Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Wacdaro Ka Dhigay Bandhigii Ciida Ee Magalad Mogdisho Iyo Dadwayna Oo Si Wayn Uga Mabsuuday.

Daawo Gudoomiye Ciro oo Xukuumada Baaq u Diray Sheegayna in Khilaafkii golaha ay Dhamaysanayaan iyagu baashnena uu Cafiyey.

Daawo Gudoomiye Ciro oo Xukuumada Baaq u Diray Sheegayna in Khilaafkii golaha ay Dhamaysanayaan iyagu baashnena uu Cafiyey.

Recent articles

spot_img