Author: admin

Maxkamada Hargeysa oo Rumaan u Dirtay Hoboladii Xidigaha Geeska iyo Shacabka oo soo dhaweyey.

Hargeysa(Haldoornews)-Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta Todoba cisho oo Rumaan ah u dirtay Fanaaniinta Afartii Fanaan ee ka Tirsanaa Xidigaha Geeska. Fanaaniintan oo Maalintii Axadii laga...

Dagaal saaka mar kale Dhex maray Beelihii ku Degaalamay Deegaanka Qoriilay ee Gobolka sool.

Sool(Haldoornews)-Dagaal culus ayaa saaka subaxnimadii hore ka bilaabmay deegaanka qoriley oo ka tirsan gobolka Sool,kaasi oo u dhexeeya dad shacab ah iyo maamulka Puntland...

Daawo: Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Shirka Kulmiye Sheegayna Inaanu Odaygii (Siilanyo) Musharax Ahayn Ee Uu Cid Dhabarka Soo Taaban Doono

Daawo: Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Shirka Kulmiye Sheegayna Inaanu Odaygii (Siilanyo) Musharax Ahayn Ee Uu Cid Dhabarka Soo Taaban Doono.

“Md. Madaxweyne Xisbigii UDUB Ee Bahweynta Ahaa Waxaad Ka Warqabtaa In Uu Si Fudud Saaxadda Uga Baxay Oo Waad Ka Warqabtaa Wixii Baa,iyay Ee...

Hargeysa (Haldoornews):- in ka badan afartan xubnood oo kasoo jeeda waxgaradka iyo aqoonyahanka beesha Sacad Muuse ayaa Madaxweynaha Somaliland uga mahad naqay dardar-gelinta hawlaha qabsoomida...

Dayax-madoobaad noociisu Dhif yahay oo laga dareemay Caalamka, Dabeecadaha lagu yaqaano iyo Aragtiyaha khubarada Cilmi-falagga

Hargeysa (Haldoornews)- Dayax-madoobaad dhammeystiran (Full Lunar Eclipse), ayaa subaxnimadii hore ee Isniintii Saaka laga dareemay qaaradaha Afrika iyo Eeshiya, gaar ahaan bariga Qaaradda Afrika...

Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Fanaaniin Xadhigii Xidigaha-geeska

Hargeisa(Haldoornews) mujaahid cali guray ayaa ka hadlay xadhiga xubno ka tirsan fanaaniinta xidigaha geeska. Fanka iyo suugaantu xuduud ma laha. Hadii ay Maraykanka tagaan...

Daawo Kulan Ay Wada Yeesheen Salaadiinta Iyo Siyaasiinta Beelaha H.Awal Iyo H.Yoonis Kulankan Oo Ahaa Mid Albaabadu U Xidhnaa

Daawo Kulan Ay Wada Yeesheen Salaadiinta Iyo Siyaasiinta Beelaha H.Awal Iyo H.Yoonis Kulankan Oo Ahaa Mid Albaabadu U Xidhnaa.

Daawo Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha-geeska Xasan Dhuxul (Laabsaalax) Oo Si Adag Uga Hadlay Xdhigii Xubno Ka Tirsan Kooxda, Eedaymo Culusna U soo Jeediyay Xukumadda

Hargeysa (haldoornews) Gudoomiyaha kooxda xidigaha geeska Abwaan Xasan dhuxul laabsalax  ayaa si adag uga hadlay xadhigii maanta lagu xidhay xubno ka tirsan fanaaniinta xidigaha...

Fanaantii Xidigaha Geeska Ayaa Maanta Lagu Xidhay Madarka Hargeysa Kadib Markii Ay Dib Uga Soo Laabteen Socdaal Ay In Muddo Ah Ku Joogeen Magalada...

Hargeysa (Haldoornews) Ciidamada Booliska Madaarka Hargeysa Oo Xabsiga Dhigay Fananiintii Xidigaha Geeska Ee Muqdisho Tagay Dhawaan Fanaaniintan oo ka koobnaa afar ayaa lagu xidhay...

WAR DEGDEG AH:- Masjidkii Ugu Weynaa Dalka Britain, Oo Dab Qabsaday Iyo Ciidanka Dab Demiska Oo Ku Hawlan Bakhtiintiisa

Hargeysa (Haldoornews) Wararka naga soo gaadhay magalada london ayaa sheegaya in  Masjidkii Ugu Weynaa Dalka Britain, Ee Ku Yaallay magaalada London Oo Dabqabsaday  Iyo...

Kalfadhigii golaha wakiilada somaliland oo maanta fasax gallay+ isa saamax dhex maray gudoomiye ciro iyo baashe iyo xildhibaanada golahaasi…..Daawo sawiro

Hargeysa(Haldoornews)-Fadhigii golaha wakiilada somaliland ee maanta oo ay ka soo xaadireen shir gudoonka golaha wakiilada oo fadhigii ugu dambeeyey ee golahaasi yeeshay gacan ka...

Daawo Barnaajim Lagaga Hadlayo Shilkii Ka Dhacaya Maalintii Ciida Xaramka Barkaysan

Daawo Barnaajim Lagaga Hadlayo Shilkii Ka Dhacaya Maalintii Ciida Xaramka Barkaysan.

Recent articles

spot_img