Author: admin

Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Telesom oo Agab Ciyaareed Gudoonsiiyey Xulalka Gobolada Awdal Iyo Salal uga Qayb galaya Ciyaaraha Gobolada Dalka.

Shirkada isgaadhsiinta Casriga ah Ee Telesom ayaa waxa ay Maanya Agab Ciyaareed ay Gudoonsiiyey Xulalka Gobolada Awdal Iyo Salal Iyada Oo Markaasi Agabkaas Ciyaareed...

Daawo Muuqaalka Kullamo Madaxwayne Siilaanyo la Yeeshay Hogaanka Xarunta Nabada iyo Xalinta Khilaafaadka Dalka Irland

Daawo Muuqaalka Kullamo Madaxwayne Siilaanyo la Yeeshay Hogaanka Xarunta Nabada iyo Xalinta Khilaafaadka Dalka Irland Contac@haldoornews.com

“Muuse Biixi Waxba Ku Waayi-Maayo Waxaan Maanta Joogin, Intii Abtiyaashi Kala Gaadhayna Aanu Keli Ku Ahayn,Cidda Ku Hadaaqaysana Aan…”Aadan-Dhoolayare

Hargeisa(Haldoornews)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Cadaalada Somaliland Md. Aadan Axmed Cilimi  Aadan-Dhoolayare ayaa waxa uu ka hadlay wakhtiga loo cayimay qabashada Shirka Golaha Dhexe ee...

Daawo: Ceebaha Dul Hoganaya Wasiirka Ciyaaraha iyo Ciyaartoygii Jabuuti oo Gobolka Salal u Matali doona Ciyaaraha Gobolada Somaliland, halka Kuwii Gobolka...

Daawo: Ceebaha Dul Hoganaya Wasiirka Ciyaaraha iyo Kooxaha Degmooyinka Qaarkood umatalaya Ciyaaraha Gobolada oo Wadamo kale laga keenay, Cabasho ay Muujiyeen Dhalinyarada Saylac.

Jawaabtii Nimco Deggan, Waxay Xanbaarsanayd Xikmad Iyo Garasho: By. Cabdimaalik Dalmar

Waxaan halkan doonayaa inaan uga mahad naqo fannaanada NIMCO DEGGAN oo ka mid ah fanaaniinta kasoo jeeda dalkani Somaliland,isla markaana aan ku tilmaami karo,shakhsiyad...

Daawo Heerka Qabyaaladu Maanta Somaliland ka Marayso iyo Nooca Dimuqraadiyada ee Xisbiga Kulmiye Dalka ku Hogaamiyo oo Wajigeedii Dhabta ahaa la soo Baxday.

Daawo Heerka Qabyaaladu Maanta Somaliland ka Marayso iyo Nooca Dimuqraadiyada ee Xisbiga Kulmiye Dalka ku Hogaamiyo oo Wajigeedii Dhabta ahaa la soo Baxday. D

Musharax Utartami Doona Madaxtinimada Dalka Jabuuti oo la Hadlay Jaaliyaddiisa Dalka Maraykanka iyo Nuxurka Hadal uu halkaasi ka jeediyay.

Musharax Utartami Doona Madaxtinimada Dalka Jabuuti oo la Hadlay Jaaliyaddiisa Dalka Maraykanka iyo Nuxurka Hadal uu halkaasi ka jeediyay.

Somaliland Ma Dhaafi Kartaa Waddada Oodanay Afka Saartay?! Qalinkii Maxamed Baashe X Xasan

Somaliland su'aalaha horyaalla waxa ka mid ah jiritaankeedii ummadnimo iyo qarameed ma sii socon karaa oo ma la sugi karaa Somaliland is haysata oo midnimo ku...

Madaxwayne Silaanyo iyo Waftigii uu Hogaaminayey oo Gaadhay Wadanka Ireland iyo soo Dhaweyn ay kala Kulmeen Halkaasi…..Daawo warkan

Madaxwayne Silaanyo iyo Waftigii uu Hogaaminayey oo Gaadhay Wadanka Ireland iyo soo Dhaweyn ay kala Kulmeen Halkaasi.

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta somaliland ee Solja oo si weyn u Cambaareeyey Xadhiga lagula Kacay Wariyayaasha lagu Xidhay Berbera+Eedo kulul u jeediyey wasiir ku xigeenka...

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta somaliland ee Solja oo si weyn u Cambaareeyey Xadhiga lagula Kacay Wariyayaasha lagu Xidhay Berbera+Eedo kulul u jeediyey wasiir ku xigeenka...

Xaalada Magaalada Berbera oo Kacsan iyo Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera oo ay Dadku si weyn uga soo Hor Jeedsadeen+Wasiir ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha oo...

Xaalada Magaalada Berbera oo Kacsan iyo Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera oo ay Dadku si weyn uga soo Hor Jeedsadeen+Wasiir ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha oo...

Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo ka Hadlay Xaalada Cakiran ee Haamaha Shidaalka Berbera iyo Odayaal Dhaqameed iyo Wariyayaasha lagu Xidhay Magaalada ……….Daawo warkan

Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo ka Hadlay Xaalada Cakiran ee Haamaha Shidaalka Berbera iyo Odayaal Dhaqameed iyo Wariyayaasha lagu Xidhay Magaalada ....

Recent articles

spot_img