Author: admin

Maxay Kaga Duwan Tahay Somaalilend Dal Ajanibi Ah ?

Anigoo la yaaban ama la walbahaara dhacdadii maraakiibtii dad Somaali siddey kolkii uu abuurmay dagaalka sukeyye ee dalka Yemen. Waqtigaa oo dadkaas loo diday...

Wasiirka Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Sweden

Stockolm (Haldoornews) Wasiirka Warshadaha Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse Ayaa Kulan La Qaatey Dhigiisa Dalka Sweden. Kulankaasi Oo Maanta Ka Dhacay Xarunta Wasaarda Ganacsiga...

Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar oo Munaasabad Casho Sharaf Ku Maamuusay Xulka Gobolka Gabiley.

Borama - Suldaan ibraahin Jaamac Samatar oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka ayaa Xalay Munaasabad Casho Sharafa Ku Maamuusay Ciyaartoyga Xukuka Gobolka Gabiley taasi...

Xidigaha Geeska oo Samaystay Hees ay isku Amaanayaa ka dib Xadhigii Qaar ka mid ah Fanaaniintaasi…….Daawo Video

Xidigaha Geeska oo Samaystay Hees ay isku Amaanayaa ka dib Xadhigii Qaar ka mid ah Fanaaniintaasi.......Daawo Video

Qurbaja Babkiisa soo Arag” Codkii Fanaanka C/wahab Booska oo Hees Cusub …Daawasho Haboon

Qurbaja Babkiisa soo Arag" Codkii Fanaanka C/wahab Booska oo Hees Cusub ...Daawasho Haboon

Jabuuti: Madaxweyne Geelle Ma Mar Kalluu Isu Taagayaa Tartanka Doorashada?

Djibouti(Haldoornews)-Maxamed Muuse Tuurtuur oo ah murashax u taagan tartanka madaxtinimada dalka Jabuuti ayaa sheegay in aanuu Ismaaciil Cumar Geelle sii wadi karin taladda dalka,...

Muuse Biixi oo la Sheegay in uu Badi Xubnaha Golaha Dhexe ee Beeshiisa Casuumad u Sameeyey+Xod xodasha.

Hargeysa(Haldoornews)-Waxa si weyn loo dareemayaa loolanka u dhexeeya hoggaamiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, kaas oo...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Ergay cusub u soo Magacowday Arrimaha Somalia iyo AMISOM

Muqdisho(HALDOORNEWS)-Guddoomiyaha guddiga ururka Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa maanta u magacowday wakiilka arrimaha Soomaaliya ee Midowga Afrika iyo howlgalka AMISOM, danjire Francisco Caetano...

Muuse Biixi Oo Ku Ololaynaya In La Eryi Doono Wasiirrada Iyo Masuuliyiinta Xukuumadda Ean Isaga Taageersanayn .

Hargeysa(Haldoornews)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Ka  mid ah xubnaha  u tartamaya  Murashaxnimada Madaxweynaha  Xisbiga Kulmiye ee  lagu dooran doono shirka Golaha dhexe...

Madaxweynaha FiFA Sepp Blatter oo shaqo ka joojin lagu sameeyey .

Guddiga anshaxa ee FIFA ayaa ku taliyay in shaqada si ku meel gaar ah looga joojiyo madaxa hay'addaasi Sepp Blatter. Guddiga waxaa uu ku taliyay...

Ruushka oo Maraakiibtiisa dagaalka ku xoojiyey duqeynta Siiriya.

Dowlada Ruushka ayaa Arbacadii shalay shaacisay in Maraakiibteeda dagaalka ee ku sugan Badda Caspian ay gantaalada ridada dheer ee loo yaqaan (Cruise Missiles) ku...

Daawo Maayarka Burco iyo Dawlada hoose oo Albaabada ka soo Hoosta ka soo Xidhay kana Baqay Gudida Dabagalka iyo ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha...

Daawo Maayarka Burco iyo Dawlada hoose oo Albaabada ka soo Hoosta ka soo Xidhay kana Baqay Gudida Dabagalka iyo ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha...

Recent articles

spot_img