Author: admin

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa si adag u difaacay howlgalka militariga dalkiisa ay ka wadaan dalka Suuriya.

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa si adag u difaacay howlgalka militariga dalkiisa ay ka wadaan dalka Suuriya. Waxa uu sheegay in ujeedada ay tahay xasillinta...

Guddoomiye ku-xigeenka labaad Xisbiga WADDANI Ee Magaaladda Gabiley Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

Gabiley - Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Xisbiga Wadani Eng Muuse Cabdilaahi Nuur(Muuse-Suweyn), ayaa xabsiga loo taxaabay iyadoo aan ilaa iyo hada la garaneyn sababta...

Ogaysiis Dadka Reer somaliland ku Dhaqan Dalka jarmalka oo uu ku soo Fool leeyahay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen 31-10-2015

 Waxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Reer Somaliland ee ku Dhaqan Wadanka jarmalka iyo hareerihiisa in Dhawaan Dalka uu kusoo fool leeyahay  Musharaxa Jagada Madaxwaynenimo ee...

Boobe Yuusuf Ducaale oo kabaha la Dulmaray Wasiirka Warshadaha Somaliland oo ka Qayb galay Shir Somaliwayn ah oo ka dhacay Holland.Boobe Yuusuf Ducaale oo...

Boobe Yuusuf Ducaale oo kabaha la Dulmaray Wasiirka Warshadaha Somaliland oo ka Qayb galay Shir Somaliwayn ah oo ka dhacay Holland.

War Degdega: Rasaas Xoogan oo ka dhacaysa Garoonkii Borama ee Maanta lagu Ciyaarayay iyo Dhimasho Dhaawac Boolisku soo gaadhsiiyay dad Rayid ah.

Borama - Rabshado xoogan oo kCiyaar xiiso leh oo dhexmaraysay  gobolada Maroodi Jeex iyo Awdal ayaa Sababta Dhimashada Hal ruux iyo dhawaac tiro badan...

Daawo Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta ayaa Munasibad casho sharaf ah u samey Xulalka Gobolada Sool Iyo Xaysimo.

Daawo Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta ayaa Munasibad casho sharaf ah u samey Xulalka Gobolada Sool Iyo Xaysimo.

Dhimashada Qaraxyadii Turkiga oo gaaray 95-qof iyo Baroor-diiq looga dhawaaqay Dalkaas .

Akara Xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay in 95 ruux ay ku dhinteen qaraxyo loo maleynaayo inay is-miidaamin ahaayeen oo lala beegsaday dibadbax nabadeed oo ka...

Aduunyada Markii ugu Horay oo Baabuur laga Sameeyey Kartoonka aynu Alaabaha ku Ridano+ Sawiro Laga soo Qaaday Daawo

Aduunyada Markii ugu Horay oo Baabuur laga Sameeyey Kartoonka aynu Alaabaha ku Ridano+ Sawiro Laga soo Qaaday Daawo

Suldaan wabar oo Dawlada Itoobiya soo Eriday, ka Dib na Qayladu ka Dhamaatay iyo somaliland oo Raacdo ugu Jirtay Qabashadiisa+Wabar oo Hadlay……Daawo video

Suldaan wabar oo Dawlada Itoobiya soo Eriday, ka Dib na Qayladu ka Dhamaatay iyo somaliland oo Raacdo ugu Jirtay Qabashadiisa+Wabar oo Hadlay......Daawo video

Sheekadii Dhexmartay Marwooyinka Aamina Weris Iyo Marwo Hudda Barkhad

Waxay ahayd 27 Sep 2015, markii ay si lama filaan ah ugu kulmeen Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Maxamed Jirde (Aamina Weris) iyo Marwada Madaxweynihii...

Mujaahid Cali Guray Oo Sheegay In Qabsoomida Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye Adagtahay

Hargaysa:(Haldoornews)-mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay xalada xibul xaakimka kulmiye yidhana Hadii aanu xalku noqon in mar labaad uu isa taago Madaxwaynaha laftiisu way...

Halka Daawo Ciyaartii Shalay Ee Dhex Martay Xulalka Gobolada Gabiley Iyo Saaxil Iyo Wacdarihii Ay Soo Bandhigeen Ciyaartooyga Gobolka Gabiley Oo Noqday Xulkii U...

Halka Daawo Ciyaartii Shalay Ee Dhex Martay Xulalka Gobolada Gabiley Iyo Saaxil Iyo Wacdarihii Ay Soo Bandhigeen Ciyaartooyga Gobolka Gabiley Oo Noqday Xulkii U...

Recent articles

spot_img