Author: admin

Golaha wasiirada oo ka shiraya xaaladda Cakiran ee ka taagan shir xafladd saaka Booliisku ka hor istaageen sadexda Musharax ee Kulmiye ku tartamaya

Golaha wasiirada oo ka shiraya xaaladda Cakiran ee ka taagan shir xafladd saaka Booliisku ka hor istaageen sadexda Musharax ee Kulmiye ku tartamaya Hargeysa(GNO) Madaxweyne...

Deg Deg: Aqlibiyada Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Kulan Qado Sharaf Ah Uga Bilaabmay Hotel Guuleed Ee Hargeysa

Deg Deg: Aqlibiyada Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Kulan Qado Sharaf Ah Uga Bilaabmay Hotel Guuleed Ee Hargeysa. Hargeysa( ) Waxa hadda si rasmi ah...

Si Aad U Noqoto Qof Codkar Ah Oo Bulshadiisa Ka Dhex Muuqda Soona Jiito Raac Talaabooyinkan

  Sidee u soo jiidan kartaa marka aad la hadlaysid dad ama u qud badaynayso?Hadii aad raacdo talooyinka habka lagu barto cod karnimada ee...

Cajiib:- Wax Badan Ka Ogoow Kana Barro Cuntooyin Ka Yareeya In Timuhu Cirro Isu Beddelaan

waxaan maanta halkan Haldoornew idinku soo gudbinaya qormo xiiso badan oo ka hadlaysa cuntooyin faa,iido badan u leh aadamaha:- In mar kasta oo qofka da’diisu...

Wararkii U Dambeeyay Ee Munaasibad Musharaxiinta Isbahaystay Ee Kulmiye Qabsanayaan Oo Xukumaddu Diidan Tahay

Hargeysa(GNO)October-17-2015- xukumadda ayaa garabka Musharaxiinta isbahaystay ee Kulmiye ee k ala ah Maxamed Biixi Yoonis, Cabdicasiis Samaale iyo Xildhibaan Kijaandhe waxay ka hor istaageen...

Khudbad Madaxweyne Siilaanyo Jeedinayo iyo Qodobada Laga Filanayo

Hargeysa(GNO)October-17-2015- Shacabka reer Somaliland ayaa si weyn ugu dheg taagaya khudbad la filayo in Madaxweyne Siilaanyo caawa u jeediyo jaaliyadda Somaliland ee magaalada London...

Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Dhaawaca Taliyaha Qaranka Aagga Badhan iyo Muranka Ka Aloosan Xisbiga Kulmiye

Hargeysa(GNO)October-17-2015- Axmed Xaaji Cali Cadami, wasiirka gaashaandhiga Somaliland ayaa sharaxaad ka bixiyay dhaawac soo gaadhay taliyaha militariga badhan. Waxa uu sidoo kale sharaxay aragtidiisa...

Samaale siyaasiga ugu da’da yar murashaxiinta kulmiye uguna saamaynta badanle

Waxaynu ogsoonahay xaalada maanta kulmiye oo maraysa halkii ugu saray Waxa hankooga murashaxnimo cadaystay sadex murshax oo kala ah Axmed Cabdi Kijaandhe  C.casis Maxamed Samaale...

Musharax Kijaandhe oo Madaxweyne ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Kulmiye ku Eedeeyey inay doonayaan si sharci darro ah inay u maamushaan Golaha Dhexe

“waxaan ahay Murashax u tartamaaya jagadda Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE dhexdiisa, Murashaxiinta kale maanta ayaannu kulmaynaa oo aannu ka wada-hadlaynaa danaha  KULMIYE Hargeysa(GNO) Xildhibaan Axmed...

Maxamed Kahin iyo Saxibkii Muuse waxay doonayaan in ay dalka 24 sano dib u celiyan.ByOmar Yousuf Oakland, California

Waxaan dhagaystay Qudbadii uu Maxamed Kahin ka jeediyay Xafladii lagu qabtay Huteelka Ambasader oo  lagu tageerayay musharaxnimada Madaxwayne ee Muuse Biixi. Qudbadani waxa ay...

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhigiisa Somaliland  

    Nairobi, KENYA (GNO) — Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya Dr. Willy Mutunga ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada...

Khilaaf ka bilaabmay Qaban-qaabada shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye, sadex Musharaxa iyo qayb hogaanka Kulmiye ah oo Saylici ka dalbaday in uu joojiyo awood...

Khilaaf ka bilaabmay Qaban-qaabada shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye, sadex Musharaxa iyo qayb hogaanka Kulmiye ah oo Saylici ka dalbaday in uu joojiyo awood...

Recent articles

spot_img