Author: admin

Mujaahid Maxamed Kaahin oo si Adag uga Hadlay Loolanka Xisbiga Kulmiye dhexdiisa ka socda

Daawo Maxamed Kaahin Oo Si Adag uga hadlay Loolanka Xisbiga kulmiye              

Aqlabiyadda Xubnaha Golaha Dhexe ee Beesha Arab oo Taageeradooda ku Wareejiyey Muuse Biixi (Daawo Sawiro)

Weedhihii laga yidhi xafladdii la isku arkay iyo fallaadhihii lagu ganay murrashax Maxamed Biixi iyo siyaasiyiinta weheliya Hargeysa (GNO) – Aqlabiyadda xubnaha Golaha Dhexe ugu...

Cabdicasiis Samaale Oo Ka Jawaabay Warar Laga Faafiyay Sababta Uu Uga Baaqday Soo Dhaweynta Maxamed Biixi Yoonis

Hargeysa(GNO)October-14-2015- Murashax Cabdicasiis Samaale ayaa beeniyay war uu qoray wargeyska Somalilandtoday cadadkiisii 668 ee shalay, kaasoo ku saabsanaa sababtii uu Samaale uga qayb qaadan...

Xulka Maroodijeex Oo Diiday Inay Ka Hadheen Tartanka Ciyaaraha Gobolada

Hargeysa(GNO)October-14-2015- Masuuliyiinta ciyaaraha ee gobolka Maroodijeex ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa waxay ku sheegeen inaanu xulka gobolka Maroodijeex ka hadhin...

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee JSL oo ka qayb galay  Shirar Caalami ah, Sharaxyna Garsoorka Somaliland

 + SAWIRRO Nairobi, KENYA ( ) — Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee JSL ayaa ka qayb galay laba shir oo caalami ah....

Ururka Samafalka Tawfiiq Oo Umada Muxsiniinta ah Ka Codsaday In ay Soo Caawiyaan Gabadh Yar Oo 16 Jir ah Oo Xanuun Ku Dhacay Markii...

Ururka Samafalka Tawfiiq Oo Umada Muxsiniinta ah Ka Codsaday In ay Soo Caawiyaan Gabadh Yar Oo 16 Jir ah Oo Xanuun Ku Dhacay Markii...

Beesha Gobolka Hawd iyo Koonfurta Hargeysa oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Siiyey Taageero laxaadleh, Gaar ahaan Xubnaha ugu Jira Golaha Dhexe……..Daawo Video

Beesha Gobolka Hawd iyo Koonfurta Hargeysa oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Siiyey Taageero laxaadleh, Gaar ahaan Xubnaha ugu Jira Golaha Dhexe........Daawo Video

DAAWO:Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Sul.Cabdirixiin Saxariid Kaahin Oo Maanta u Quus gooyey Musharax Maxamed Biixi Yoonis

DAAWO:Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Sul.Cabdirixiin Saxariid Kaahin Oo Maanta u Quus gooyey Musharax Maxamed Biixi Yoonis   Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Sul.Cabdirixiin...

Daawo: Wasiirka Warshadaha somaliland ayaa Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Xulka Gobolka Gabiley+Maamulka Gobolka oo ka soo Qayb Gallay.

Wasiirka Warshadaha somaliland ayaa Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Xulka Gobolka Gabiley+Maamulka Gobolka oo ka soo Qayb Gallay.

Xulka Gobolka Maroodi-jeex ayaa ka Biyo Diiday Go’aankii ay soo Saareen Gudida Xidhiidhka Ciyaaraha ay kaga Reebeen Koobka Gobolada Somaliland……Daawo warkan

Xulka Gobolka Maroodi-jeex ayaa ka Biyo Diiday Go'aankii ay soo Saareen Gudida Xidhiidhka Ciyaaraha ay kaga Reebeen Koobka Gobolada Somaliland......Daawo warkan

Hay’daha Sama Falka ka Shaqeeya ee Somalia ku Sugan oo ka Digay Roobab Dabaylo Wata oo ka Da’a Somalia……Daawo warkan

Hay'daha Sama Falka ka Shaqeeya ee Somalia ku Sugan oo ka Digay Roobab Dabaylo Wata oo ka Da'a Somalia......Daawo warkan

Israa’iil oo booliskeeda awoodo dheeraad ah siisay

Israa'iil ayaa waxa ay ciidankeeda booliska siisay awood ay xadidaad ugu soo rogi karaan qeyba ka mid ah bariga magaalada Qudus, kaddib markii dhawaantan...

Recent articles

spot_img