Author: admin

Laascaanood oo Biyo Saafi ah loo soo saarayo Iyo Sahamin Maanta la sameeyey

Magaalada laascaanood waxaa maanta lagu soo bandhigay qorshaha  mashruuc balaadhan oo magaaladaas lagaga hirgelinayo biyaha la cabbo ee saafiga ah, kaasoo ay xukuumada Somaliland...

Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaaladda Iyo Difaaca Xeebaha Admiral Maxamed Xuseen Xiirane ayaa Maanta Tababar ku saabsan habka ku shaqaynta

Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaaladda Iyo Difaaca Xeebaha Admiral Maxamed Xuseen Xiirane ayaa Maanta Tababar ku saabsan habka ku shaqaynta Isgaadhsiinta Casriga ah u...

Daawo: Taliska Ciidanka Booliska Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Maanta Dugsiga Tabobarka Ee Mandheera Tababar Uga Furay 200 Askari+Cilmiga La Barri Doono Intay Halkaas...

Daawo: Taliska Ciidanka Booliska Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Maanta Dugsiga Tabobarka Ee Mandheera Tababar Uga Furay 200 Askari+Cilmiga La Barri Doono Intay Halkaas...

In Ka Badan Laba Kun Oo Xujey Somali Ah Oo Go’aansaday Inaanay Somaliya Ku Noqon –

Riyad(GNO)-Qaar badan oo ka mid ah Soomaalidii sannadkan xajtay ayaa go’aansaday inaanay dalkooda Somaliya dib ugu noqon ee ay ku noolaadaan Sucuudiga. wargayska Al-watan ee kasoo baxda...

Wararkii U Dambeeyay Khilaafka Garabyada Kulmiye

Hargeysa(GNO)October-15-2015- Loolanka loogu jiro hanashada ergada golaha dhexe ee KULMIYE oo maalinba maalinta ka dambaysa xaraaradiisu kacayso ayaa u muuqda inuu gelayo wejiga labaad...

Xisbiga Waddani Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saaray Warar Ku Saabsan Inay Kala Jeclaysanayaan Musharaxiinta Kulmiye

Hargeysa(GNO)October-15-2015-  Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sheegay inay ku rajo weyn yihiin in Kulmiye si fiican u qabsado shirkiisa golaha dhexe. Waxaanu xisbigu...

Maamulka Degmada Togwajaale xadhig u gaystay wariye khadar cabdi cabdilaahi ka hawl gala dagmada Togwajaale

Maamulka Degmada Togwajaale xadhig u gaystay wariye khadar cabdi cabdilaahi ka hawl gala dagmada  anagoo ah  bulshaweynta ku dhaqan dagmada Tog wajale waxaanu ka xu...

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta oo Iska Casilaya Xilka Wasaaraddaas,Maadama uu Murashax u Yahay Jagada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Olole Xilkiisa lagu buuxinayo oo Bilaabmay

London (GNO)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Maxamed Cilmi Aadan oo dhawaan ku dhawaaqay Inuu isu Taagayo Jagada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye isagoo ka...

Daawo Cali Mareexaan Oo Muuse Biixi Taageeray

Daawo Ciddii Aan Taariikhda Hayn Waxannu leenahay Haddii Aannu Muuse Raacno Inaan Na Xodxodato Mooyee Ha naga caban “Cali Mareexaan”   https://youtu.be/jSbNAABap6c  

Hooyo Iyada Oo Facebook Ku Mashquulsan Ilmaheedii Qaraqmay Ayaa Xabsiga Loo Taxaabay

London(GNO)October-15-2015 Hooyo Claire Barnett oo lagu eedeeyey dayacaad ayaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ay qoyskeeda ka fogaanayso ah, kadib markii iyada oo...

Daawo Gabadh Soomaali ah oo Sheegtay inay Gubayso Baasabboorkeeda Norweyjka ah

Gudaha ka Daawo Qisada Gabadh Soomaali ah oo Sheegtay inay gebi ahaanba Gubayso Baasabboorkeeda Norweyjka ah iyo sababaha ku kallifay inay go’aankan qaadato https://youtu.be/Cc1pmXE4P60  

Mujaahid Maxamed Kaahin oo si Adag uga Hadlay Loolanka Xisbiga Kulmiye dhexdiisa ka socda

Daawo Maxamed Kaahin Oo Si Adag uga hadlay Loolanka Xisbiga kulmiye              

Recent articles

spot_img