Author: admin

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhigiisa Somaliland  

    Nairobi, KENYA (GNO) — Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya Dr. Willy Mutunga ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada...

Khilaaf ka bilaabmay Qaban-qaabada shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye, sadex Musharaxa iyo qayb hogaanka Kulmiye ah oo Saylici ka dalbaday in uu joojiyo awood...

Khilaaf ka bilaabmay Qaban-qaabada shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye, sadex Musharaxa iyo qayb hogaanka Kulmiye ah oo Saylici ka dalbaday in uu joojiyo awood...

Wasaarada Duulista Somaliland Oo War Saxaafadeed ka Soo Saartay Wada hadalo Ku Saabsan Muranka Hawada Oo Maanta Turkiga ka Furmay

Wasaarada Duulista Somaliland Oo War Saxaafadeed ka Soo Saartay Wada hadalo Ku Saabsan Muranka Hawada Oo Maanta Turkiga ka Furmay Wasaarada Duulista Somaliland Oo War...

Garabka Maxamed Biixi Yoonis Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Mawqifkooda Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye

Hargeysa(GNO)October-15-2015- Xisbiga Kulmiye garabka musharaxiinta ku bahaysan Maxamed Biixi Yoonis, Cabdicasiis Samaale iyo Xildhibaan Kijaandhe ayaa markii u horaysay ka hadlay waxyaabaha ay diidan...

War Degdeg ah: Taliyaha Ciidanka Qaranka Gobolka Badhan oo La Dhaawacay

Ceerigaabo(GNO) Mid ka mid ah ciidankiisa ayaa gelinkii danbe ee maanta wuxu dhaawac gaadhsiiyey Taliyaha Ciidanka Qaanka ee fadhigoodu yahay magaalada Badhan ee Sanaag-bari...

“Ma Qabo Fool Xumo Ka Wayni In Ay Jirto In Musharax Raba In Uu Maaxadwayne U Noqdo Ummad Dhan Haddana Uu Si Faashil Ah Maalin...

Natiijooyinka qaranimadii lagu wareejiyey xisbigii kulmiye ee uu hoggaaminayey Mudane Siilaanyo, shan sano ka dib markii dooroshooyinku soo foodsaareen, ololohoodii wuxu noqday mid qabyaaladaysan...

Waan Ooyayaa…!!! Qeybtii 4-aad. W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Muddo dhawr sanno ah ayaan halkii (Jeelka) ku jiray,waxna aan la qabay dadkaas (Maxaabiista kale)  ee uu wakhtigu is-kaaya baday. Dhamaan kooxdan meesha ku...

Laascaanood oo Biyo Saafi ah loo soo saarayo Iyo Sahamin Maanta la sameeyey

Magaalada laascaanood waxaa maanta lagu soo bandhigay qorshaha  mashruuc balaadhan oo magaaladaas lagaga hirgelinayo biyaha la cabbo ee saafiga ah, kaasoo ay xukuumada Somaliland...

Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaaladda Iyo Difaaca Xeebaha Admiral Maxamed Xuseen Xiirane ayaa Maanta Tababar ku saabsan habka ku shaqaynta

Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaaladda Iyo Difaaca Xeebaha Admiral Maxamed Xuseen Xiirane ayaa Maanta Tababar ku saabsan habka ku shaqaynta Isgaadhsiinta Casriga ah u...

Daawo: Taliska Ciidanka Booliska Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Maanta Dugsiga Tabobarka Ee Mandheera Tababar Uga Furay 200 Askari+Cilmiga La Barri Doono Intay Halkaas...

Daawo: Taliska Ciidanka Booliska Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Maanta Dugsiga Tabobarka Ee Mandheera Tababar Uga Furay 200 Askari+Cilmiga La Barri Doono Intay Halkaas...

In Ka Badan Laba Kun Oo Xujey Somali Ah Oo Go’aansaday Inaanay Somaliya Ku Noqon –

Riyad(GNO)-Qaar badan oo ka mid ah Soomaalidii sannadkan xajtay ayaa go’aansaday inaanay dalkooda Somaliya dib ugu noqon ee ay ku noolaadaan Sucuudiga. wargayska Al-watan ee kasoo baxda...

Wararkii U Dambeeyay Khilaafka Garabyada Kulmiye

Hargeysa(GNO)October-15-2015- Loolanka loogu jiro hanashada ergada golaha dhexe ee KULMIYE oo maalinba maalinta ka dambaysa xaraaradiisu kacayso ayaa u muuqda inuu gelayo wejiga labaad...

Recent articles

spot_img