Author: admin

Haamaha Berbera oo la Wareejiyey iyo shaqaalaha oo shaqo joojin sameeyey

Berbera(GNO ) Maamulkii Haamaha Shiidaalka Berbera ayaa wararka naga soo gaadhayaa sheegayaa in manta si rasmi ah loogu wareejiyey shirkadihii ay xukuumaddu Heshiiska kula gashay,...

Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan Oo Sheegay In Nin Siyaasi Ahi Ku Yidhi Hadal Cunsiyrad Ah

Hargeysa(GNO)Wasiir-xigeenka hawlaha guud Md. Cali Cabdi Saa’iq ayaa sheegay in nin siyaasi ah oo aanu magacaabini uu Khamiistii kula kacay hadal cunsuriyad ah oo...

Madaxweyne Siilaanyo oo khudbadii uu xalay jeediyay aan ku soo hadal qaadin loolanka KULMIYE iyo murashaxnimadiisa

Hargeysa(GNO)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa khudbadii la wada sugayay ee uu xalay ka jeediyay magaalada London gebi ahaanba aan ku soo hadal...

Diiwaangelinta Golaha Dhexe ee KULMIYE iyo Bixinta Kaadhadhka Aqoonsiga oo si Rasmi ah uga Bilaabantay Xarunta Xisbiga

Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee KULMIYE oo faahfaahiyey hawsha diiwaangelinta + xubnaha miisaanka leh ee qaatay kaadhadhka Hargeysa ( GNO)- Diiwaangelinta Golaha Dhexe ee KULMIYE iyo qaadashada...

Shirkii Maanta A Yeesheen Garabyadii ka Dhan ahaa Muuse Biixi iyo Hadalada

Halkan Ka Daawo Dhamaan  Hadaladii Madasha lagawada Jeediyey iyo  Cida ka Hadashay     DAAWO Xildhibaan OBAMA Oo Wacad Ku Maray In Wakiilada Mooshin Laga Keenayo Cidii...

Wararkii U Dambeeyay Ee Munaasibad Musharaxiinta Isbahaystay Ee Kulmiye Qabsanayaan Oo Xukumaddu Diidan Tahay

Maayarka Magaalada Gabiley ayaa Qaar ka mid ah Beeralayda Magaalada Gabiley Gudoonsiiyey Qalab ka Beeraha oo kala Duwan……Daawo warkan

Maayarka Magaalada Gabiley ayaa Qaar ka mid ah Beeralayda Magaalada Gabiley Gudoonsiiyey Qalab ka Beeraha oo kala Duwan......Daawo warkan

Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Suldaan.Cabdirixiin Saxariid Kaahin Oo Maanta shir jaraa”id ku qabtey magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu u Quus gooyey Musharaxa...

“Ninka Yidhi Hargeysa Biyo Wada Cabi Mayso, Bari Haduu M/weyne Noqdo Muxuu Inagu Samayn”… “Suldaan Xasan Waxaan Leeyahay H. Awal Musharax Way Leedahay Musharaxeeduna...

Golaha wasiirada oo ka shiraya xaaladda Cakiran ee ka taagan shir xafladd saaka Booliisku ka hor istaageen sadexda Musharax ee Kulmiye ku tartamaya

Golaha wasiirada oo ka shiraya xaaladda Cakiran ee ka taagan shir xafladd saaka Booliisku ka hor istaageen sadexda Musharax ee Kulmiye ku tartamaya Hargeysa(GNO) Madaxweyne...

Deg Deg: Aqlibiyada Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Kulan Qado Sharaf Ah Uga Bilaabmay Hotel Guuleed Ee Hargeysa

Deg Deg: Aqlibiyada Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Kulan Qado Sharaf Ah Uga Bilaabmay Hotel Guuleed Ee Hargeysa. Hargeysa( ) Waxa hadda si rasmi ah...

Si Aad U Noqoto Qof Codkar Ah Oo Bulshadiisa Ka Dhex Muuqda Soona Jiito Raac Talaabooyinkan

  Sidee u soo jiidan kartaa marka aad la hadlaysid dad ama u qud badaynayso?Hadii aad raacdo talooyinka habka lagu barto cod karnimada ee...

Cajiib:- Wax Badan Ka Ogoow Kana Barro Cuntooyin Ka Yareeya In Timuhu Cirro Isu Beddelaan

waxaan maanta halkan Haldoornew idinku soo gudbinaya qormo xiiso badan oo ka hadlaysa cuntooyin faa,iido badan u leh aadamaha:- In mar kasta oo qofka da’diisu...

Recent articles

spot_img