Author: admin

Waraysi adag oo Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Warasi Adag kaga Hadlay Xalaada Wadanka ka Taagan

Wuxuuna  kaga hadlay Muranka u dhaxeeya Kulmiye, Xisbigiisa iyo siyaasada a Cakiran ee  hada jirta iyo Arimo badan oo had wadanka ka Socda https://youtu.be/g2O_ETUvVQ0

Xildhibaanada Iyo Wasiiradda Somaliland Ka Soo Jeeda Ee Muqdisho Jooga Oo Soo Saaray Bayaan Muujinaya Siday Quus Uga Joogaan Midnimada Somaliland iyo Somaliya .

Hoos Ka akhri Liiska xildhibaanada iyo Wasiirada Saxeexay Bayaanka Muqdisho(GNO)Oct.18, 2015- Xildhibaannada iyo wasiirada Somaliland ka falaagoobay ee xilalka ka haya xukumadda Muqdisho ayaa muujiyay...

Fadeexada Haamaha: Gacan Ka Hadal Dhex Maray Guddoomiyaha UCID Ee Saaxil Iyo Wasiir Xigeenka Ganacsiga + Shir-jaraa’id Oo Ay Qabatay Kadib (Daawo Video)

  Berbera(GNO)Oct.18, 2015 - Subaxnimadii Axada ayaa masuuliyiin xukumadda ka tirsan iyo masuuliyiinta shirkaddaha shidaalka keena Somaliland ku yeesheen, xarunta Haamaha kaydka Shidaalka waxaa lagu...

Daawo Ikraan Caraale iyo Mustafe Kiiko Oo Soo Saaray Hees Cusub (Ila qaybso nolosha) 2015

Daawo Ikraan Caraale iyo Mustafe Kiiko Oo Soo Saaray Hees Cusub (Ila qaybso nolosha) 2015.

Bahda Haldoornews oo Hambalyo Kal iyo laab ah udiraya Meherka Boqorka: Saed Axmed Caawle (Maazim) Iyo Boqorada Shamso Cali Kaahin oo meherkoodu ka dhacay...

Dhamaan maamulka hawlwadeenada iyo wariyeyaasha Haldoornews.com waxay hanbalyo kal iyo laaba u dirayaan Boqorka:Sead Axmed Cawaale(Maazim) Iyo Boqorada Shamis Cali Kaahin Oo Meherkoodu Ka...

Daawo: Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Uu Xalay La Qaatay Jaaliyadda Reer LONDON Iyo Wacdarihii Al-Fanaan Maxamed Siciid BK

Fanaanka Max'd BK oo London heesti ugu horaysay ka qaaday kulnakii Madaxweyne Siilanyo ee London iyo wacdarihii BK         https://youtu.be/8HTZt3Drpag     Daawo: Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Uu Xalay La...

Muuse Biixi Masuul ka miisan wayn musharaxiinta la,loolamaya. Qalinkii Cabdirisaq Baabaco

  Waxaan maanta jeclaystay inaanka hadlo loolanka iyo  hirdanka siyaasadeed ee  ka socda xisbiga kulmiye. hadaba sida aynu wada ognahay  Xisbiga kulmiye waa xisbiga kaliya ...

Waftigii uu Hogaminayay madaxwayne Siilaanyo oo xalay la kulmay Jaaliyada reer Somaliland ee UK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo Waftigii u hoggaaminaayay ayaa xalay Kulan balaadhan oo aan loo kala hadhin wuxuu Magaalada London...

Afduubtay Madaxa Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ee Sanaag iyo Xubno Ka Socday Ururo Wacyigalinee

Ceerigaabo(GNO)October-18-2015- Ciidamo taabacsan maamulka Puntland ayaa la sheegay inay xoog ku kaxaysteen guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Somaliland u qaabilsan gobolka Sanaag iyo laba Urur  oo...

Maxamed Xaashi Oo Ka Hadlay Loolanka Loogu Jiro Xisbiga Kulmiye Xili Aanu Tanaasulin Siilaanyo.

Oct 18, 2015 Hargeysa (GNO) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng: Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro Musharaxnimada Madaxweyne ee...

Kala Qaybsanaanta labada Garab ee Xisbiga Kulmiye ayaa saamayn Togan ku yeeshay dhaqdhaqaaqa Rugta Ganacsi ee Deg. Togwajale, Arintan oo 24saac ee ugu dambeeyey...

Kala Qaybsanaanta labada Garab ee Xisbiga Kulmiye ayaa saamayn Togan ku yeeshay dhaqdhaqaaqa Rugta Ganacsi ee Deg. Togwajale, Arintan oo 24saac ee ugu dambeeyey...

Daawo Sawiro:Kulan Balaadhan oo loogu gogol Xaadhayay Sidii Ay Dawladda Hoose ee Tower Hamlet (Bariga London) u Aqoonsanlahayd Somaliland oo ka dhacay Xarunta Dawladda...

Daawo Sawiro:Kulan Balaadhan oo loogu gogol Xaadhayay Sidii Ay Dawladda Hoose ee Tower Hamlet (Bariga London) u Aqoonsanlahayd Somaliland oo ka dhacay Xarunta Dawladda...

Recent articles

spot_img