Author: admin

Madaxweyne tallo nasteex u ah dalka iyo dadka ayaan kuu haynaa aqbalkeeda…Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleeye)

Hargeysa- Bisha Ramadaan fadaa’il badan ayey leedahay ka mid yihiin inay tahay bishii Ilaahay soo dediyey Qur’aanka kariimka, oo ah acmaasha bishan ummada islaamku...

Somaliland waa shacab iyo xukumada wada socda BY maxamed jeex

Waa bil ramadaan anigoon buunbuuninayn ama amaanayn dawlada ay hogaanka u hayaan madaxwenaha axmed maxamed maxamuud (silaanyo) Ramadaan kariim waa 10 tobankii dambe ee bisha...

Suldaan Xiirey oo soo jeediyey in lala xisaabtamo hay’adaha caalamiga ah

Afhayeen salaadiinta dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey oo ka qayb-galay shirkii Guddida Bilicda Caasimada ayaa sheegay in hay’adaha caalamiga ahi aanay wax la...

Akhriso Midhaha Heeso Cusub Oo Uu Sameeyay Mujaahid Cabdi Madoobe

Hees Cusub Gabadh yahay kalgacalkii goysaye nasiibkaa gudubtaye ayaankaa anigana gilgiladkay sida aan gantaalaha caashaqa iskagaguro hadaad garatay caynkaa gabagabadii sheekada anawaan gudoon saday...

Hambalyo Abwaan Cabdiwaaxid oo Xorriyadiisa dib u Helay! Amb. Kaysar Cabdilaahi

Si Alliyo faduul baan ku imi sabadan xeebeede Weligayba saar iima qaban suudhan Doonyaha'e Senge dhabarki saymiyo colbaan saami ku lahaaye Sir iyo...

“Mucaaridka Waxaan Leeyahay Waraaq Yar oo Aanay Waxba ka Jirin Wakhti ha ku Luminina ”

Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho- indho),ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay waraaq website-ka siraha faafiya ee Wikileaks lagu baahiyay oo sheegaysay...

Siciid Qulumbe Oo Galay Fadeexad Uu Ingiriiska Kaga Mutaysan Karo In La Xidho

Saxaafada qaarkeed ayaa beryahan dambe qoreysay warar dhiilo leh oo ka soo yeedhaya kooxda sharci darrada ah ee la baxday madasha wadatashiga iyo xisbiga...

Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigay Cisbitaal Xanuunadda Maskaxda Ah ee Sallaxley

Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) iyo haweenka ururka Gaaroodi ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay cusbitaal dhimirka ah, kaas oo...

Xildhibaan Siciid M. Cilmi “UCID Ma Waxay Noqotay Jaamacadda Cayda Mise Waa Ka Siyaasad”

Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xisbiga UCID ku masaalay inay yihiin jaamacadda Cayda. Waxaanu xidhibaanku su’aal iska...

Nin Habraday Hal Howraartiisa Waa Lagu Habaabaaye Hanti Ururso Mooyee Ninkaa Hawli Uba Baaqan Ma Hoosaasinta Ina Biixibaa Hirasho Moodeen

Nin Habraday Hal Howraartiisa Waa Lagu Habaabaaye Hanti Ururso Mooyee Ninkaa Hawli Uba Baaqan Ma Hoosaasinta Ina Biixibaa Hirasho Moodeen Muuse Biixi Cabdi Faras...

Somaliland: Saaxadda Siyaasadda dalka iyo Raad-raaca Taariikheed Qalinka: Mustafe Saleebaan Cilmi

Guulaha Siyaasiga ah/diblamaasiga ah (1991-2015) Dalka Somaliland muddadii uu jiray tan iyo dib-ula-soo noqoshadii madaxbannaanidiisa sannadkii 1991-kii waxa uu soo maray marxalado kala duwan...

Muuse Biixi “Eeda Guddoomiyaha WADDANI Waa Mid Af Ka Weyn Ee Ha Caddeeyo”

Gudoomiyaha xisbul-xaakimka Kulmiye, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay eedaymaha xisbiyada Mucaaridka ah iyo madasha wada-tashiga ujeediyeen xukuumadda ee ahaa in xukumadda heshiih...

Recent articles

spot_img