Author: admin

Wasiirka Warfaafinta somaliland oo Akhriyey Qodobada ay ku Heshiiyeen Labada Garab ee iska soo Horjeeda ee Xisbiga Kulmiye…..Daawo video

Wasiirka Warfaafinta somaliland oo Akhriyey Qodobada ay ku Heshiiyeen Labada Garab ee iska soo Horjeeda ee Xisbiga Kulmiye.....Daawo video

Wasiir maxamed biixi iyo Xildhibaan Kijaandhe oo Dhankooda soo Dhaweeyey Heshiiska Labada Garab ay Gaadheen ……Daawo Hadaladoodii

Wasiir maxamed biixi iyo Xildhibaan Kijaandhe oo Dhankooda soo Dhaweeyey Heshiiska Labada Garab ay Gaadheen ......Daawo Hadaladoodii

Khilaafkii Xisbiga Kulmiye u Kala Jabiyey Labada Garab oo Heshiis laga Gaadhay+Garabyadii is Hayey oo soo Dhaweeyey. Daawo Hadaladii Muuse biixi

Khilaafkii Xisbiga Kulmiye u Kala Jabiyey Labada Garab oo Heshiis laga Gaadhay+Garabyadii is Hayey oo soo Dhaweeyey. Daawo Hadaladii Muuse biixi

Somalia takes stock of public finance to address corruption

MOGADISHU (HOL) – As parts of efforts aimed at fighting corruption and stealing public funds, Somalia’s government has taken an unusual ambitious plan designed...

Sirdoonka Ingiriiska oo Sheegay in Carmashii Cadayd ku Nooshahay Bariga Afrika

Hargeysa (GNO) – Hay’adaha Sirdoonka Britain iyo Mareykanka ayaa isha ku haya Haweeneydii Mayalka adage e  ka tirsan Al-qacida Samantha Lewthwaite ‘’ Carmasha Cad’’oo la...

Dablay Rabshado Ka Samaysay Jidka Isku Xidha Hargeysa iyo Berbera iyo Degaanka Sheekh

Berbera(GNO)October-21-2015- Booyad shidaal oo mareysay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera ayaa maanta dabley ay rasaas la dhaceen, sida gudoomiyaha gobolka Saaxil ee Berbera...

Aragti Nooceeya Ayay Shacabka Reer Saaxil Ka Aaminsanyihiin Saddex Cali Iyo Wasiir Sacad By: Axmed Jaamac : Suxufi Madax Banaan

Tan iyo ilaa wakhtigii uu socday wareejinta haamaha shiidaalka berbera ayay bulshawaynta reer saaxil aragtiyo kala duwan ka bixinayeen madaxda ka soo jeeda gobolka...

Wareejintii Haamaha, Amaradda Maamulka Cusub, Shaqaale La Eryay Iyo Gurriga Maareeyihii Hore Oo Laydhka Laga Jaray

Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland, Muuse Qaasim, ayaa shalay si  rasmi ah shaaca  uga qaaday in haamaha keydka shidaalka ee Berbera, ee muranku ka taagnaa,...

Madwada Madaxwaynaha Aamina Waris Oo Baashe Maxamad Cadde,Xinif Iyo Nacnac Ku Eedaysay Inay Waabeeye Iyo Wadani Ka Raaceen.

argey,October 21,201(GNO)-Afada madaxweyne Siilaanyo ayaa  intii  ay  soo noqotay dibadda cadho kula dhacday rag ka mid ah kuwii ay isugu dhadhawaayeen ee indho la’aanta...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Bilaabay Kulamo Uu La Yeelanayo Dhinacyada Ku Loolamaya Musharaxnimada Kulmiye

Hargeysa(Ramaas)October-21-2015- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, oo dorraad dalka ku soo laabtay ayaa durba bilaabay kulamo uu la yeelanayo garabyada xisbiga Kulmiye u kala...

Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadal Ka Soo Yeedhay Somalia

Muqdisho(GNO)October-21-2015- Xukumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeedhay Somalia oo ka aadan sidii doorashada Somalia ay uga qayb gali lahayd Somaliland. Wasiirka...

Gabay Tahribta ku Saabsan oo uu curiyey Cabdijabaar Aadan Garas

Gabayga:Soomalhaad Goorta:13/3/2013 Curiye:Abdijibaar Aadan Gaas 1:Soddon Sano Waxaa Nagu Dhacay Seefta iyo Qawda 2:Sareceenna Aasmaye Mar hore Laga Saluugaayay 3:Seermawaydo Roobkii Madda’o Waana Sugaynaaye 4:Suryo iyo Waxaa lagujiraa Siriq Nafgooya ahee 5:Dadkii...

Recent articles

spot_img