Author: admin

Xukuumada oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyey Shirarkii uu ka Qayb galay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib, safar ay ku tageen...

Riyaddii Rumawday Qeybtii 9-aad W/Q: Mohamad Hassan Daacad

-Axmed waxa uu sii ambo-qaadayaa sharaxaadii uu wali kasii siinayay Saaxiibkii Ismaaciil Nolasha qoyskooda iyo ta Ehelkooda,waxaana uu intaas u raaciyay: “ Aabbo isna...

Cali-Gobanimo oo tahli kari waayay madal dhalinayarada aqoonyahanka ah ee beesha uu ka soo jeeda ku casuuntay+ceebaha dul hoganaya

  Cali aw Xassan oo  ku magac dheer cali-gobanimo ayaan ka soo xaadirin kulan ay dhalinyarada aqoonyahanka ay isku beesha yihiin ugu yeedhay xubnaha golaha...

Wax Ka Barro 9 Nooc Oo Raggu U Qaybsamaan Iyo Dabeecadahooda & Sida Gabadhu Ku Fahmi Karto

Waa qormo aynu kasoo xiganay degelka Sayid oo ku baxa afka Carabiga waxa aanay ka hadlaysaa noocyada ay raggu u qaybsamaan iyo dabeecadaha uu...

Wasiirka Madaxtooyada Somalialnd Xirsi Xaaji Xasan iyo Wasiirkii hore Arrimaha Guddaha Dawlada Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo si Qarsoodiya u kulmay sida ay...

Labadan  mudane ayaa ah kuwa ugu Awooda  badan labada dhinac marka laga eego awooda balaadhan ee ay ka haystaan  Labada madaxwayne Wargeyska Indian Ocean ayaa,...

Muwaadin Sheegay In Hoygiisii Lagu Raalli-geliyey Ganacsade Reer Somaliland Ah Oo Cabasho Ah U Diray Madaxweyne Siilaanyo

Muwaadin Cali Maxamed Rooble (Cali-faras) oo ah Muwaadin Deggen caasimadda Hargeysa, ayaa si weyn cabasho uga muujiyey Aqal Dawladdu lahayd oo uu muddo dheer...

Gudoomiyaha ururka Ladagaalanka Qabyaalada Cabdikariin Axmed Mooge oo ka Hadlay Hawlo uu ku jiro ee la dagaalanka Qabyaalada

Waraysi uu siiyey Telefishinka SomaliCannel ayaa  sheegay inuu Meel fiican marinayo olalaha uu ugu jiro tirtirida Qabyaalada https://youtu.be/62lF6VuNDyE

Dawlad shicibkeedii dagaal kula jirta.

Waxa aynu la soconaa in dalku iyo dadkuba aanay degin tan iyo xiligii Kulmiye dalka taladiisa la wareegay. Kuwaasoo ay ugu horaysay dagaalkii kalshaale...

Ogaysiiis ku socda Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Wadana Finland

Waxa dhamaan jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka Finland gaar ahaan bulshadda reer Somaliland ee ku nool caasimadda Helsinki iyo magaalooyinka agagaarkeeda ah la...

Dardaaranka iyo Farinta Jimcaha iyo Mushrax Jamaal Cali Xuseen

Jimce wanaagsan dhamaantiin. Siyaasadan Somaliland waxba yaanay ina wareerin maadama cidii Ilaahay u qoray uun ay ku guuleysan doonto. Samadda ayeey ka qoran tahay,...

Muuse Biixi oo Madaxtooyadda geeyey Odayaal ugu ololayanay Musharaxniadiisa iyo heshiiskii shalay oo caawa Liic liicaya

  Hargeysa(GNO) koox uu hogaaminayo Muuse Biixi Cabdi oo sidata magaca Habar awal ayaa caawa kulan kula leh Qasriga Madaxtooyadda Madaxweyne Siilaanyo, waxaanay ula tagayaan...

Wasiiro isku farasaaray shirkii golaha wasiiradda ee madaxtooyadda Hargeysa

Hargeysa(GNO) wasiiru-dawlaha Maaliyadda Cadaani Saxardiid iyo wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibeda Axmed Keyse oo kala taageersan Muuse Biixi iyo Maxamed Biixi ayaa saaka isku farasaaray...

Recent articles

spot_img