Author: admin

 Mid kamid ah Siyaasiinta ugu Saameynta badan Gobaladda Galbeed Somaliland oo caawa ku dhawaaqay musharax Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga talada haye Kulmiye Prof.Hassan Ali...

 ..   Hargeysa, 25 October, 2015-(GNO) – Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland Xasan Cali Cismaan ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Musharraxa Madaxwayne ku xigeenka isla-markaana uu ka...

Muranka UCID: Gar Waa Loo Wada Islaam Murashaxnimada Jamaal Cali Xuseen Muran iyo Mad-Madow Midna Ma Geli Karto!  Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed 

  Doqonniimo kugu baahday baan, cidi dabiibayne Duulkii inkaar qaba jinbaa, daasadaw tumo e Dab markuu bakhtiyo meel kalaa, dogob ka qiiqaaye Waagii dilaacaa naxdimo, dihin la sheegaaye Dul...

Wasiir xagla toosiye waxaan odhanlahaa dhawaaqii aad ku dhawaaqdey shaley wuxuu lamid yahay Halbacaad lagu lisay.By maxamed jeex

Wasiir xagla toosiye waxaan odhanlahaa dhawaaqii aad ku dhawaaqdey shaley wuxuu lamid yahay Halbacaad lagu lisay.By maxamed jeex Wasiir waan ku faraxsanahay inaad tidhaahdo musharaxbaan...

Boobe Yuusuf Ducaale oo ka hadlay Wariyihii lagu garacay Burco Fariina u dira Beesha uu kasoo jeedo

Boobe Yuusuf Ducaale oo ka hadlay Wariyihii lagu garaacay Burco Fariina u dira Beesha uu kasoo jeedo walina Dakhtarka u jiifa Dhaawaicii loo gaystay...

BEESHA ISAHAAQ CAARE OO BAAQ U DIRAYA DERISKOODA

Beesh Isahaaq Care Oo Baaq u Diraya Deriskooda Annaga oo ah qurba joogta Beesha Isxaaq Carre waxanu Baaq dheer u diraynaa Beesha Ciida Gale...

“Hadalka Faysal Cali Waraabe Waxa Uu La Mid Yahay Sida Diyaaraddii Hargeysa Ka Kacday, Ee Isla Hargeysa Haddana Duqeysay.” Jamaal Cali Xuseen

“Hadalka Faysal Cali Waraabe Waxa Uu La Mid Yahay Sida Diyaaraddii Hargeysa Ka Kacday, Ee Isla Hargeysa Haddana Duqeysay.” Jamaal Cali Xuseen https://youtu.be/XrUUq71GfW0

Akhri Liiska Magacyada Wasiirada Xukuumadda Siilaanyo Iyo Siday Ukala Taageersan Yihiin Garabyada Khilaafku Kala Irdheeyay Ee Ku Hirdamaya Musharaxnimada Madaxweyaha Kulmiye

  Oct 24 20125 Hargeysa (GNO) – Akhristayaal Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa liis ay ku dhan yihiin Magacyada Wasiirada Xukuumadda Siilaanyo ee hadda...

Cabdicasiis Samaale Oo Qaatay Kaadhka Shirka Golaaha Dhexe, Kana Jawaabay Warar Ku Saabsan In Loo Diiday Ka Qayb Galka Shirka Kulmiye

Hargeysa(GNO)October-24-2015-  Maalmihii u dambeeyay ayay saxaafadda qaarkeed tabisay warar ku saabsan in madaxtooyadu diiday in musharax Cabdicasiis Samaale qaato kaadhka lagu galayo shirka golaha...

Tartan Cusub ee Dhinaca Muuqaalada Ah oo ka dhex bilaabmay Youtube iyo Facebook.

AY YOUTUBE IYO FACEBOOK. Tartan Cusub ee Dhinaca Muuqaalada Ah oo ka dhex bilaabmay Youtube iyo Facebook. Published by Waaheen Media on October 23, 2015 | Comments Off Washington (GNO) Shirkadda...

Waraysi Gaar ah: Axmed Xuseen oo loo Doortay Baarlamaaka Dalka Canada

Maalintii Isniinta waxaa markii ugu horraysay taarikhda Kanada loo doortay xubinnimada Baarlamaanka waddankaasi Axmed Xuseen oo ah nin Soomaali ah. Axmed waxa uu ka...

Fannaan caan ah oo  jidh-dil iyo Handiddaad loogu geystay Saldhiga New hargeysa

“Askari lebisan oo ayaa saldhiga dhexdiisa  siduu budh iila dhacayey Dhulka iigu tuuray”  khaddar Aadan Cabdilaahi (Raanbow ) Hargeysa(GNO)-Booliska Saldhiga New hargeysa, ayaa jidh dil...

Maxay Somaliland ka sheegtay warbixintii Kooxda Kormeerka Qaramada Midoobay ee loo yaqaan “UN Monitoring Group”

Kooxda Kormeerka Qaramada Midoobay ee loo yaqaan "UN Monitoring Group" ayaa soo saartay warbixin sannadeedkooda ay u gudbiyaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo...

Recent articles

spot_img