Author: admin

Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada iyo Arimaha Dibada oo Bulshda ugu Baaqay in ay is Dajiyaan wax dhib ku ah Bulshadana aanay iyagu wadin ee...

Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada iyo Arimaha Dibada oo Bulshda ugu Baaqay in ay is Dajiyaan wax dhib ku ah Bulshadana aanay iyagu wadin ee...

Gudoomiye Muuse Biixi oo ka Galgashay Eedayntii loo soo Jeediyey in Kulmiye loo Xidhay iyo Aragtidiisa Wasiiradii Is Casilay oo uu ka Hadlay……Daawo video

Gudoomiye Muuse Biixi oo ka Galgashay Eedayntii loo soo Jeediyey in Kulmiye loo Xidhay iyo Aragtidiisa Wasiiradii Is Casilay oo uu ka Hadlay......Daawo video

Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Ganacsiga bashiir Cabdi Xariir oo Shaaciyey is Casilaadiisa kuna soo Biiray liiskii Shallay Dareeray………Daawo warkan

Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Ganacsiga bashiir Cabdi Xariir oo Shaaciyey is Casilaadiisa kuna soo Biiray liiskii Shallay Dareeray.........Daawo warkan

Amin Arts oo sawirkii ugu Cajiib sanaa ka Sameeyey Xukuumada Silaanyo ee Wasiiradu ka Dareereen iyo Gaadhi bilaa Taayiro ah oo uu Saaray…….Nala Dhugo

Amin Arts oo sawirkii ugu Cajiib sanaa ka Sameeyey Xukuumada Silaanyo ee Wasiiradu ka Dareereen iyo Gaadhi bilaa Taayiro ah oo uu Saaray...

Wasiiro Walaac ka Muujiyey Xaalada Murugsan ee dalku Galay.

Hargeysa(GNO)-Qaar ka mid ah Wasiirada Xukumada madaxweyne Siilaanyo ayaa ka dayriyey xaalada uu dalku ku sugan yahay, Xubnaha Wasiirada Shirka jaraa’id qabtay oo ay...

War Deg deg ah:Safiirkii Arimaha Sucuudiga iyo Xajka ee somaliland u Qaabil sanaa oo is Casilay.

++++ ISTIQAALA AMA IS CASILAAD +++++ Anigoo ah Ambasador ahmed Adem dagaal (ahmed Safiina) Safiirka somaliland ee arimaha Hajjka ee sacuudiga Waxaa iska casilay xilkii safiir...

Wasiirada Beesha Harti ugu Jira Xukuumada Silaanyo oo Balan Qaaday in ay is Casilayaan Haduu uu Taageeri waayo Madaxweynuhu musharaxnimada Xaglo-toosiye

Hargeysa(GNO)-Wasiiradda iyo Masuuliyiinta golayaasha qaranka kaga jira Beelaha Harti ayaa Madaxweyne Siilaanyo u diray Ergo ka soo jeeda Beeshiisa si ay ugu qanciyaan in...

“WASIIRADA IS-CASILAY WAXAA KU JIRA RAGGII WAXQABADKA XUKUUMADDA KU SUNTANAA” BUURMADOW OO TACSI UDIRAY XUKUMADDA.

Hargeysa(GNO)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed (Buurmadow) oo kamid ah Madax dhaqameedka Somaliland gaar ahaan Beesha Habar-jeclo, ayaa sheegay inay nasiib darro tahay inay dawladda...

“Madaxweynuhu Wuxuu U Jandjeedhsaday Guddoomiyaha Uu Hore Xisbiga Ugu Wareejiyay Ee Uu Naga Codsaday Inaan Lagula Tartamin ,” Wasiirada Iscasilay Oo Tafaasiil Bixiyay

Hargeysa(GNO)October-27-2015- wasiirada iska casilay xukumadda Siilaanyo, ayaa ku dooday in madaxweyne Siilaanyo habeen hore bedelay mawqifkiisii loolanka Kulmiye uu dhexdhexaadka kaga ahaa. Wasiirka caddaaladda...

Halkan Ka Daawo soo dhawayntii Gudoomiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan cirro dalka Finland

Halkan Ka Daawo soo dhawayntii Gudoomiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan cirro dalka Finland https://youtu.be/8YkPZ62Vntw

Kulmiye: loollan iyo laab la kac !! Q2-aad

Kulmiye: loollan iyo laab la kac !! Q2-aad Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berry...’ Qormo lafo gur ah; Qorre: Saleebaan Cabdi Cali  Kalshaale Arraar “Umaan qaadan...

Hadhimo Sharafeed Balaadhan Oo Lagu  Maamuusay Xulka Gobolka Sanaag+Daawo Sawirada

Hargeysa(GNO)-Wasiirul Dawlaha Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Dr.Maxamed Faarax Ducaale ayaa  qado sharaf ku maamuusay Xulka Gobolka Sanaag Xafladan oo ahayd mid si heersare...

Recent articles

spot_img