Author: admin

Waxgaradka Deegaanka Adhicadeeye Ee Gobolka Sool Oo  Sheegay Inay Kalsoonidii Kala Laabteen Xukuumada  Madaxweyne Siilaanyo 

  Hargaysa ( GNO) Qaar ka mid ah Cuqaasha iyo Waxgaradka Kasoo jeeda Deegaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool oo manta shir jaraaid ku qabtay Hotelka...

Xukuumada Somaliland oo u Kala Jabtey Saddex Garab oo Kala Ah, SNM, Al-islaax iyo Qurba-Joog / Qolqol-joog Qabiileysan.

  Sida aad wada ogsoontihiin; Doorashadii hore ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Guuleystey, waxa uu adeegsadey siyaasad saddex geesood ah; Geeska Koowaad oo ahaa nimankii ay...

“Dhammaan Dadkii Jagooyinka Buuxinayay Waxa CV-yada Ka Qabanayay Muuse Biixi, Taasina Waxay Muujinaysaa Inuu Xukumadda La Wareegay” Xildhibaan Jaamac Xasan

  Xildhibaan shaaciyey in Muuse Biixi dalkii inqilaab ku qabsadey,Amina-weris & Saylacina saacideen https://youtu.be/x34WnW4YBEY         Hargeysa(GNO)October-31-2015- Xildhibaan ka tirsan golaha wakiillada Somaliland, ayaa ku dooday in guddoomiyaha Kulmiye...

Is Somaliland Still a Good News Story? ANALYSIS BY SIMON ALLISON:

In Somaliland, most politicians are known by their nicknames. So President Ahmed Mohamed Mohamoud is 'Silanyo,' which translates to 'skinny lizard' - a throwback...

Musharax CabdiCasiis Samaale oo si Waafi ah uga Jawaabay Su,aalo Barnaamijka HCTV (Daawo Video)

Musharax CabdiCasiis Samaale oo Su,aallo lagu Waydiiyey ku Saabsan Hadallo kasoo Yeedhay intan Muranku ka  jiro Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa ka Qanciyey Dadkii   https://youtu.be/EyU15lQXXUk

“Arrinku Maaha Wasiiradda Is Casilay, Ee Waa In Madaxweynaha Lala Xisaabtamaa; Ninka Xisbi Doorasho Xor Ah Ka Sameeyn Waayey, Ma Somaliland Buu Doorasho Xor...

Ninba baa laga hayey isagoo xaaskiisii oo ay is qabteen la hadlaaya; ” Baareey guur, oo sinxigaagana la guur”. shacabku waa in ay ogaadaan...

Soomaalida Minnesota oo Banaanbax Sameeyay

Soomaalida Minnesota Oo Banaan Bax Sameeyay Minneapolis (GNO)October- Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa sameeyey isu soo bax ay...

Cali Guray Oo Ka Sheekeeyay Abaallo Xuseen Axmed Caydiid U Galay Siilaanyo iyo Kala Fogaanshaha Wakhtigan

Xuseen Axmed Caydiid tan iyo intii uu ku soo biiray SNM sanadkii 1989kii wuxu ahaan jiray saraakiisha sida wayn u taageerta Axmed Silanyo ee...

“Waxaanu Leenahay Waar Ka Daaya Kuwii Waaweynaa Baa Sidaa Ku Dumaye”

– Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada Somaliland ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaaladda dalku marayo Hargeysa (GNO)...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Kulan La Yeeshay Labadii Xubnood Ee Iska Casilay Qaban-qaabada Shirka KULMIYE Iyo Shirguddoonka Golaha Wakiilada

Hargeysa(GNO)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan la yeeshay labadii xubnood ee ka tirsanaa hoggaanka KULMIYE ee iska casilay qaban qaabada shirka...

Ololaha wacyigelinta badbaadinta shinnida, ayaa maanta laga fuliyey magaalo-madaxda gobolka Gabiley ee Gabiley (Daawo Sawiro)

Gabiley (GNO)- Ololaha wacyigelinta badbaadinta shinnida, ayaa maanta laga fuliyey magaalo-madaxda gobolka Gabiley ee Gabiley, iyadoo deegaannkaasina ka mid yahay meelaha shinnida lagu dhaqdo...

Madaxda Waaxaha & Dhammaan Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Hambalyo u Diraya Wasiirada Loo Magacaabay Wasaaradaha Arrimaha Dibadda & Qorshaynta Qaranka JSL (Dr Sacad...

  Xasan Axmed Yuusuf, Yuusuf Maxamed Axmed, Cabdirasaaq Maxamed Siciid Gees, Axmed Xuseen Liibaan, Saleebaan Daahir Maxamuud, Cabditafaax Maxamed Cabdiraxmaan, Jawaahir Maxamed Ciise, Sheekh Axmed...

Recent articles

spot_img