Author: admin

Kalluun Laga Rajo Qabo In Dadka Uu U Suurtogeliyo Ilkaha Weynida Ku Dhacaa In Ay Marar Kale Soo Baxaan

Hargeysa (GNO)- Qiyaas ahaan boqolkiiba 30 dadka da’doodu ay ka weyn tahay 65 sano ee dunida oo dhan waxaa ka dhacay ilkaha, haayadda caafimaadka...

Caadooyin Qofka Joogteeyaa Uu Dadka Ku Xeeran Iyo Bulshada Oo Dhan Kaga Kasban Karo Haybad (Q:2aad)

Hargeysa (GNO)- Haybaddu ma’aha wax qofku uu gacantiisa ku haysto ama ku soo dhasho balse waa wax uu kasbado oo weliba dadaal iyo karti...

Nin Guursaday 130 Dumar Ah Oo Lambarro Ku Kala Garta, Ubadkiisa Oo 262 Gaadhay Iyo Taladiisa –

Warbixin Xiise badan oo Aljazeera diyaarisay Hargeysa (GNO)- “Hadda in yar dareenkiinna ii soo jeediya oo u fiirsada, Ninkani waxa uu guursaday 130 dumar ah,...

Waabeeye oo Sheegay in Garabka kale diyaar u ahayn Cadaalad iyo Doorasho

Hargeysa (GNO)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Axmed (Waabeeye) oo ka mid ahaa Guddi uu hore Madaxweynuhu ugu magacaabay...

Ingiriiska Oo Wefti Culus U Soo Diraya Somaliland

Hargeysa(GNOs)November-03-2015- Dawladda Ingiriiska ayaa wefti u soo diraysa maanta magaalada Hargeysa. Weftiga ayaa la sheegay inuu horkacayo wasiir ka tirsan dawladda Ingiriiska, waxaanay kulanka...

Dr Cabdi Daahir oo Fariin Gaar ah u diray Bulshada gobolka Togdheer kana hadlay Araktida kala duwan ee xisbiga Kulmiye

Hargeysa(GNO)November-03-2015- Dr Cabdi Awdaahir Cali, oo xukumadda Siilaanyo ka soo qabtay xilalka wasaaraddaha xannaanada xoolaha iyo shaqada iyo arrimaha bulshada, ayaa qoraal uu soo...

GORFAYN:Doorka Qurba joogga Somaliland:Siyaasada, dhaqaalaha iyo musuq maasuqa: Q4aad

GORFAYN:Doorka Qurba joogga Somaliland:Siyaasada, dhaqaalaha iyo musuq maasuqa: Q4aad   W/Q: Maxamed Cabdikarim (M-Maarshaal) mmaarshaal@hotmail.com {Dhaqaale intee leeg ayay masuuliyiinta qurba joogga ah ee la magaacaabaa u diraan...

Dawlada djibouti ee uu hogaamiyo madaxweyne geele oo ku fashilantey dacwadii ay ku waday maal qabeenka reer jabuuti MR: Abdirahman Mohamed Mahamud boreh

Dawlada djibouti ee uu hogaamiyo madaxweyne geele oo ku fashilantey dacwadii ay ku waday maal qabeenka reer jabuuti MR: abdirahman mohamed mahamud boreh ee...

Ololaha dadka lagu wacyigelinyo badbaadinta Shinnida oo gaadhay magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo (GNO)- Ololaha xanbaarsan wacyigelinta bulshada la gaadhsiinayo ee nuxukiisu yahay badbaadinta shinnida oo meelo kala duwan ku dhimata, ayaa maanta gaadhay magaalo-madaxda gobolka...

The Economist Explains: Why Somaliland Is Not A Recognize

SOMALILAND, a slim slice of Somali-inhabited territory on the southern shore of the Gulf of Aden, ticks almost all the boxes of statehood. It...

Way is-aamineen ! Cumar Seerbiya

Way is-aamineen ! Cumar Seerbiya maalin ku jirtay sannadkan bilawgiisii /2015 waxaanu aniga iyo nin weriye ah oo reer Nairobi ah oo aanu saxiibo nahay...

Cabasho ku socota Madaxwaynaha Somaliland

KU:  MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOOMAALILAND OG: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA JSL OG: WASIIRKA GAASHAANDHIGA JSL OG: TALIYAHA CIIDANKA QARANKA JSL   UJEEDO:  CABASHO  MUJAAHID XIDHAN ( MUJ: Aadan Maal Caqli) Mudane madaxweyne...

Recent articles

spot_img