Author: admin

Waraysi Xiiso Badan Fanaanada Maryan Mursal Ciise oo Booqasho ku Joogta Maraykanka, kana Warantay Fanka Wakhtigan iyo waxa ku cusub.

Waraysi Xiiso Badan Fanaanada Maryan Mursal Ciise oo Booqasho ku Joogta Maraykanka, kana Warantay Fanka Wakhtigan iyo waxa ku cusub.

Daawo Sawiro: Daad Baabuur la Tagay Dad iyo gadiid iyo Wadooyinkii Berbera iyo Hargeysa oo Khasaare soo gaadheen

Daad la Tagay Dad iyo gadiid iyo Wadooyinkii Berbera iyo Hargeysa oo Khasaare soo gaadheen   Hargeysa(GNO) Dooxa AW-Barkhadle ayaa qaaday gaadhi noociisu yahay dhayne...

Musharax Indho-indho “Aniga iyo Muuse Biixi Aqbali Mayno In Shirka Golaha Dhexe 10 Mirir Dib Loo Dhigo.

” Hargeysa(GNO)November-06-2015- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed  Xasan(Indho-indho), oo sheegay inuu musharax madaxweyne xigeen u yahay Muuse Biixi, waxa uu sheegay inaanu garabkoodu aqbali doonin in shirka...

Nuxurka Bayaan Ay Soo Saareen Musharaxiinta Isbahaystay Ee Kulmiye

Warsaxaafadeedkii Murashixiinta Isbahaysiga ah ka soo saareen Yeedhmadii Xoghayaha oo dhamaystiran Jawaab Anagoo ah musharaxiinta hoos ku saxeexan ee Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga uga sharraxan...

Baadida ninbaa kula day dayi daalna kaa badan… oo inaad heshana aan doonahayn daa’in abidkaaye…dadkuna moodi duul wada socdoo wax u dahsoonayne.By ahmed jama...

aadida ninbaa kula day dayi daalna kaa badan… oo inaad heshana aan doonahayn daa’in abidkaaye…dadkuna moodi duul wada socdoo wax u dahsoonayne.By ahmed jama...

War-Degdeg Ah: Dooxa Weyn Ee Aw-Barkhadle gaadahi noociisu yahay dhayne halka shan gaadhi Oo Qaaday

Dooxa AW-Barkhadle ayaa qaaday gaadahi noociisu yahay dhayne halka shan gaadhi oo kalena laga soo badbaadiyay sida uu noo xaqiijiyay guddoomiyaha Aw-barkhadle https://youtu.be/-_kAJB5463c AW-Barkhadle(GNO)-Dooxa AW-Barkhadle ayaa...

Xubnaha Beesha Toljecle ugu jira Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo mowqif midaysan ku Taageeray Murrashax Xaglo-toosiye

“Waxay beeniyeen inay Taageero  u muujiyeen  Madaxweyne ku-xigeenka oo kamida Murrashaxiinta; akhri beyaan Hargeysa(GNO)-Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Golaha dhexe ee Beesha Axmed Sh. Isaxaaq,...

Taliyaha Madaxwaynaha ee Arimaha Dibada Cabdoo Axmed Aayar oo Shaaciyey inuu iska Casiley Xilkii uu Hayay

Taliyaha Madaxwaynaha ee Arimaha Dibada Cabdoo Axmed Aayar oo Shaaciyey inuu iska Casiley Xilkii uu Hayay   https://youtu.be/CdahGA8Ja4E

Halkan ka Daawo Qaybtii Seddexaad ee Xafladii Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ee Jarmalka.

Halkan ka Daawo Qaybtii Seddexaad ee Xafladii Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ee Jarmalka.

Dadweynaha Reer Tog wajaale oo sida Fiinta uga Qayliyey Wasiirada Gabiley ka soo Jeeda iyo Golaha Deegaanka Gabiley oo Faro Galin Qaawan ku Haya...

Wajaale(GNO)-Dadweynaha Reer Tog wajaale oo sida Fiinta uga Qayliyey Wasiirada Gabiley ka soo Jeeda iyo Golaha Deegaanka Gabiley oo Faro Galin Qaawan ku Haya...

Khilaaf Culus oo Dhanka Maamulka oo ka Taagan Degmada Tog-wajaale ka Dib markii Maamulkii Hore uu Badalay Wasiir Warancade.

Wajaale(GNO)Magaalada ku taala Xuduuda u dhexeysa Somaliland iyo Itoobiya, oo khilaaf cusubi ka taagan yahay Gudoomiye uu dhawaan u magacaabay Degmadaasi Wasiirka Arimaha Gudaha...

Siyaasiga Cali-guray Oo Si Taariikhaysan Uga Hadlay Sababta Uu Madaxweyne Siilaanyo Uga Tagay Xilkii Uu Ka Yahay Xukuumaddii Ina Cigaal

Arinka ugu muhiimsanaa ee dedejiyay in Axmed Silanyo ka tago xilkii uu ka hayay xukuumadii Cigaal sida aan qabo odayga laftiisana ka sheekaysanay wakhtiyadaa...

Recent articles

spot_img