Author: admin

Guddida Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay Turxaan Bixinta Liiska Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Go’aammo Soo Saaray

Hargeysa(GNO)November-07-2015- Guddida madaxweyne Siilaanyo u magacaabay hubinta liiska golaha dhexe ee Kulmiye, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada baadhis ay sheegeen inay muddo shan maalmood...

Madaxweyne Nooga Qaalisan (Wasiir Xirsi). Q-1aad. W/Q: Mubaarig Cabdi

  Mudane iyo marwo, waan idin salaamay, salaan ka bacdi aad ayaan ugu rajo weynahay in ilaahay inaga dhigo kuwii dambi dhaaf siiyo iyo kuwii...

Madaxweynaha oo Xadhig ka jarid iyo Kormeer guud ku tegay Dhismayaal qiimo iyo dhaxal u ah Bulshada Somaliland oo ay Dawlada Kuwait ka hirgelisay...

Madaxweynaha oo Xadhig ka jarid iyo Kormeer guud ku tegay Dhismayaal qiimo iyo dhaxal u ah Bulshada Somaliland oo ay Dawlada Kuwait ka hirgelisay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Gacanta U Geliyey Masuuliyiin Ka Tirsanaa Dawladdii Uu Naqdiyi Jiray Ee Rayale

Hargeysa(GNO)-Digreetooyinkii u dambeeyay ee uu Madaxweyne Siilaanyo ku magacaabay masuuliyiinta cusub, ayaa waxa ka soo dhex baxay sawir xiiso badan oo is fasiraya. Digtrootooyinkan oo...

Talada Ugu Habboon Ee Caawin Karta In Qofku Uu Ka Takhaluso Shakhsiyaddiisa Daciifka Ah

Hargeysa (GNO)- Shakhsiyadda oogga badan, waa shakhsiyadda joogtaysa horumarka iyo kor-u-socodka, shakhsiyadda maskaxda adag ee aan joogtayna wax ka beddelka nolosheeda, ka faa’idaysan aqoonin...

Khilaafkii Kulmiye Oo Sii Xoogystay, Talo Urursiga Culus Ee Madaxtooyada Iyo Guddida Oo Xalay Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Soo Jeedintooda –

Hargeysa(GNO)-Laba maalmood ka dib oo ku beegan Salaasada 10 November waxa ay ku beegantahay maalintii loo asteeyay in shirka golaha dhexe ee KULMIYE ka...

Maxay Al-shabaab U Weeraraan Hotellada? Xog-waran Uu Bixiyay Mid Ka Mid Ah Al-shabaab Intii Weerarka Hotel Saxafi Socday

Muqdisho(GNO)November-07-2015- Ururka Al-shabaab ayaa weerarro la beegsada qaar ka mid ah huteellada ku yaalla caasimadda Muqdisho, kuwaasi oo ay ku nool yihiin siyaasiyiin iyo...

Gurmadkii Shinida. W/Q: Ibraahim Qaasim

Gurmadkii Shinida. W/Q: Ibraahim Qaasim Waxaan doorbiday in aan fikirkayga la wadaago asxaabtayda u tafaxeydatay badbaada shinida oo ah khayraad ku qaaliya duulka uu Eebe...

Qaar Kamida Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Beesha Bariga Hargeysa Oo Eedo Culus Usoo-jeediyey Wasiir Warancade

  Hargeysa(GNO)- Qaar Kamida Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Beesha Kaliil Isaxaaq oo kamida Beelaha Bariga Hargeysa ayaa eedo culus usoo-jeediyey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md.Cali Maxamed...

Dumarka Maxaa Lagu Qiimeeyaa?W/Q: Axmed Iid Aadan

Habeenkii marka ay caddada tahay, bishuna ay shan iyo toban tahay, dayuxu aad buu u iftiin badan yahay. Haddii uu xilliga markaa lagu jiraa...

Shiine Culay oo ah qoraa ka faalooda Arrimaha geeska oo khudbad ka jeediyeye Xafladii UCID ee Jarmalka.

Shiine Culay oo ah qoraa ka faalooda Arrimaha geeska oo khudbad ka jeediyeye Xafladii UCID ee Jarmalka.

Okiyaalihii-Jaan. Qalinkii: Barre Aduunyo

Acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim hor iyo horeysaba laye Jinku wuxu sameeyey muraayad cajiib ah oo dherer iyo balaaceeda ciddi qiyaasi karin. muraayadan may...

Recent articles

spot_img