Author: admin

Wax Ka Barro Talloyin Muhuum U Ah Kuna Haboon Sidii Aad Uga Takhaluusi Lahayd Dareemida Shakhsiyada Oo Daciif Ah

Hargeysa (Haldoornews)- Shakhsiyadda oogga badan, waa shakhsiyadda joogtaysa horumarka iyo kor-u-socodka, shakhsiyadda maskaxda adag ee aan joogtayna wax ka beddelka nolosheeda, ka faa’idaysan aqoonin...

Gudoomiyaha Xisbiga Kumiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay indib loo dhigayn doorashada Xisbiga Kulmiye ee Salaasada ka dhacaysa Mansoor Huteel

Muuse Biixi  sidoo kale wuxu ka hadlay  Wasaarada Arimaha Gudaha oo dhamaantood ay hada  ka taliyaan Maamulkii Dahir Riyaale Rag ka tirsanaa https://youtu.be/n8i7ZLHMyMc

Daawo: Gudoomiye Ku-Xigeenka 1-aad Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Dareen-Celiyay Qaadacaaddii Ay Maanta Ku Dhawaaqeen Is-bahaysiga Musharaxiintu Iyo Eedihii Ay Soo Jeediyeen

  Daawo: Gudoomiye Ku-Xigeenka 1-aad Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Dareen-Celiyay Qaadacaaddii Ay Maanta Ku Dhawaaqeen Is-bahaysiga Musharaxiintu Iyo Eedihii Ay Soo Jeediyeen https://youtu.be/ksI1MCcCa9I

Madaxweyne SIILAANYO Oo Wakaaladdii Waddooyinka Hoos-geeyay Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Gurayaynta

      Taariikh: - 08/11/2015 WAR-SAXAAFADEED   Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/M/XERM/249-3673/112015 ku wareejiyey Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka ooh ore u hoos...

“Waanu Ka Xunnahay Tareenkii Kulmiye Eenu Inta Badan Soo Saarayn Inaanu Halkaa Kaga Degno” Musharax Kijaandhe+ Muuqaal

Hargeysa(GNO)November-08-2015- Musharax Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe, oo ka tirsan aqalka wakiillada, una ordayay madaxnimada Kulmiye, ayaa sheegay in la gees maray dhaqankii Kulmiye ee...

Isbahaysiga oo si Wadajilr ah ubaahiyey inay Doorshada Kulmiye Qaadaceen Maxamed Biixi Yoonis oo sharaxaad ka Bixiyey sabaha aaanay uga qaybgalayn Doorashsda Xisbiga Kulmiye

Hargeysa(GNO)November-08-2015- Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ahna, musharax u taagnaa jagada musharaxnimada madaxweyne ee Kulmiye, ayaa xaaraan ku tilmaamay shirka...

Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye oo Qadacay Doorashada todobadka soo socda ka dhacaysa xarunta xisbiga Kulmiye Samaale o sheegay inayna ka qayb galayn Doorashada

Hargeysa(GNO)November-08-2015- Musharax Cabdicasiis Samaale, ayaa si adag uga soo horjeestay shirka golaha dhexe ee la filayo inuu salaasada ka qabsoomo Hargeysa. Waxa uu sheegay...

Dawladdaha Sucuudiga iyo Imaaraadka Oo Isku Balaadhinaya Geeska Africa iyo Damacooda Saldhigyo Militari Oo Berbera Ku Yeeshaan

Riyad(GNO)November-07-2015-Dawladdaha Boqortooyadda Sucuudiga iyo Emaaraadka Carabta, ayaa doonaya inay Saldhigyo Milatari oo Ciiddamada Badda ah ka sameystaan Magaalo Xeebeeda  Berbera ee Somaliland, iyaga oo...

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA S/GUUTO MR. FADAL OO AWOODA XIL EE UU QARANKA U HAYO UGU HIILIYEY DRs. EDNA AADAN ISMAACIIL, ISAGA OO XABSIGA U...

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA S/GUUTO MR. FADAL OO AWOODA XIL EE UU QARANKA U HAYO UGU HIILIYEY DRs. EDNA AADAN ISMAACIIL, ISAGA OO XABSIGA U...

Maxaad ka Og-tahay Taarikhda Faca-weyn ee General Cali Xuseen Qormadii 3aad

Maxaad ka Og-tahay Taarikhda Faca-weyn ee General Cali Xuseen Qormadii 3aad  Cali Xuseen waxa uu waxbarasho ku salaysan ciidan ahaan  siin jirtay ururada gobonimodoonka  .Xilli...

SHALAY VS MAANTA: Cahdigii Isbahaysiga Garabyadii UCID & UDUB, Guushii ka dambaysay, Wacad-furka Faysal,

SHALAY VS MAANTA: Cahdigii Isbahaysiga Garabyadii UCID & UDUB, Guushii ka dambaysay, Wacad-furka Faysal, Saymaha Siyaasadda taagan iyo halista ku gedaaman Gaashaan-buurta UCID (WARBIXIN+VIDEO) Hargeysa...

Muwaadin Mas’uul Ma Tahay?

        "Waddanku wuxuu ka dhexeeyaa muwaadiniin. MUWAADIN kastaa maaha WADDANI, se waddani kastaa waa muwaadin".   Marka laga hadlaayo xaqa waddankaagu kugu leeyahay waa inaad la raadisaa...

Recent articles

spot_img