Author: admin

Jaaliyada Somaliland ee Gobolka Bayern München oo Soo Saartay Bayaan ay kaga Soo Horjeedaan Gudoomiyaha Isboqray ee Jaalliyada Guud Sheegtay iyo Caleemo Saarkiisa 14-11-2015...

Bayaan Jaaliyada Somaliland ee Gobolka Bayern München JAAlIYADDA SOMALILAND EE GOBOLKA BAYERN MUNICHEN UJEEDO  BAYAAN :-                                                                                     10.11.2015 Hadii aanu nahay Jaaliyada Somaliland Ee Gobolka Bayern...

Qaar ka mid ah Cuqaasha iyo Dhalinyarada Degmada Tog-wajaale ayaa Hambalyo u Diray Musharaxiinta Kulmiye lagu Doortay ee Shirkii Golaha Dhexe….Daawo warkan

Qaar ka mid ah Cuqaasha iyo Dhalinyarada Degmada Tog-wajaale ayaa Hambalyo u Diray Musharaxiinta Kulmiye lagu Doortay ee Shirkii Golaha Dhexe....Daawo warkan

Daawo Maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Gabiley iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka oo Hambalyo u Diray Musharaxiinta lagu Doortay Shirkii Kulmiye.

Daawo Maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Gabiley iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka oo Hambalyo u Diray Musharaxiinta lagu Doortay Shirkii Kulmiye.

Wasiirkii hore ee Waxbarashada Faarax Cilmi Geedoole oo soo Bandhigay Khaldaadkii Shirkii Kulmiye ka Dhacay

"Somaliland oo Dimuqraadiyada Daciif ah oodadku Reerro ayay ku xidhan yihiin  Ninka shalay lahaa Ilmaadeeraday Kijaandhana ka Tagay  anigu maxaan iskuu noqonaynaa ilay Somalilander...

Madaxwayne Siilaanyo oo Xidhay Shirkii Kulmiye iyo Dardaaranka u usoo jeediyey xisbiga Kulmiye

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ka qaybgalay soona xidhay shirkii xisbiga kulmiye ee shalay bilowday laguna doortay Musharaxa Madaxweynaha Mustqabalka...

Madaxwayne siilaanyo oo Booqday Cisbitaalka Hargeysa iyadoo ay Daba Yaacayaan Wasiiro iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo ka dib xidhitaankii shirka Kulmiye booqasho ku tegay Cusbitaalka Guud ee Caasimada Hargeysa ayaa ugu horayn waxa uu booqday Maxamed...

“Xaglatoosiye Wuxuu Maanta Helay Quluubtii Shacabka Somaliland”Jamaal Cali Xuseen

  Hargeysa(GNO)-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku tilmaamay Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) inuu hantay quluubta shacabka reer Somaliland,...

Xildhibaan Kijaandhe Oo Naqdiyay Shirkii Kulmiye Ku Doortay Musharaxiinta

Xildhibaan Kijaandhe Oo Naqdiyay Shirkii Kulmiye Ku Doortay Musharaxiinta   https://youtu.be/w3gjHk1ko-4 Xildhibaan Kijaandhe Oo Naqdiyay Shirkii Kulmiye Ku Doortay Musharaxiinta

Xildhibaan Kijaandhe Oo Naqdiyay Shirkii Kulmiye Ku Doortay Musharaxiinta

Hargeysa(GNO)November-11-2015- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, oo u ordayay musharaxnimada madaxweynenimo ee Kulmiye ayaa dhalliilay natiijada shirkii Kulmiye u qabsoomay.  Waxa uu sheegay in Somaliland...

Maxamed Biixi Yoonis Oo Madaxweynaha Ku Eedeeyay Eex, Shirka Kulmiyena Boob Ku Tilmaamay, Xildhibaan Kijaandhe iyo Beeshiisana Ka Raali Galiyey Hadal Muuse Biixi Yidhi

Hargeysa(GNO)November-11-2015- Maxamed Biixi Yoonis, wasiirkii arrimaha dibadda Somaliland, ahaana musharax u ordayay jagada madaxtinimada Kulmiye ayaa boob cad ku tilmaamay shirkii golaha dhexe ee...

Aad Iyo Aad Baan U Jeclaa Kulmiye, Waaba Maanta Uu Noqday Mataano.

Nin la odhan jirey Francois Mauriac baan kasoo xigtey odhaahdiisii ahayd " I love Germany so dearly that I hope there will always be...

Siilaanyo: “Weliba Sh. Samaale Aad Iigu Salaan Alla Muxuu Ninkaasi I Amaanay” Xirsi: “Laakiin Madaxweyne Beeshu Ma Muuse Biixi Oo Keliyaa

Xirsi:      Kii Maxamuud Xaashi  baa i soo wacaye in yar i suga,  hallow, Salaamu calaykum. Maxamuud Xaashii:  Xirsi waa walaal waa Maxamuud Xaashiye, odaygii...

Recent articles

spot_img