Author: admin

Ogaysiis: Munaasabad Lagu Taageerayo Musharaxnimada Muj.Muuse Biixi Cabdi iyo C/raxmaan Saylici oo Holland lagu Qabanayo.

Waxaa si xush-mad iyo maamuus-leh la idiina ogeysiinaya  ina bishan 20-11-2015 la qaban doono xaflad lagu taageerayo Musharaxiintii xisbiga kulmiya ee loo cug-tay inay noqdaan Tar-tamayaasha...

Bahda Haldoornews oo Tacsi Tiiraanyo leh udiraya Qoyskii iyo Qarabadii uu ka Baxay Ganacsade Ibraahim Cabdi Kaahin(ibraahin dheere)

Maamulka, Wariyeyaasha iy Dhamaan hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee Haldoornews Waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Qoyskii Qaraabadii Shacabka Geeska Africa ee uu ka Baxay...

Wasiirka Warbaahinta Cakuse oo Faahfaahiyey Sidi Doorashadii Kulmiye u Dhacday Sida uu isagu Arko isagoo Difaacay Madaxwaynaha Sababta uu uga codeeyay...

Wasiirka Warbaahinta Cakuse oo Faahfaahiyey Sidi Doorashadii Kulmiye u Dhacday Sida uu isaguu  Arko isagoo Difaacay Madaxwaynaha Sababta uu uga codeeyay Xaglatoosiye https://youtu.be/S6vSYtd0ucc

Taariikhdii Cornel Muuse Biixi oo dhamaystiran

Halkan ka Daawo oo ka Boggo Taariikhdii Muuse Biixi iyo Isbadaladii Siyaasadeed ee uu soo Maray   https://youtu.be/s49Yo2MH4KE

Dawlada Denmark maxay tidhi Shirkii Golaha dhexe ee KULMIYE ?

  Hargeysa(GNO)Madaxa xafiiska Denmark u qaabilsan Somaliland, ayaa ka hadlay shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye musharaxa madaxweyne iyo madaxweyne xigeen ugu doorteen Muuse Biixi...

Xilka qaranku meherad laga taajiro maaha, waa madal loogu adeego ummada.

  Masuul sabool ahaa, oo qoyskoguna dhaqaale lagu xanto iyo xoolo dhaxala aan lahayn adduun buuran iyo hayn uu daaro dhaadheer ku binaysto lahayn. Markuu...

Shirkii Kulmiye: caleemo saar mise Doorasho keebu ahaa? Fallo. C/casiis Bashiir Nuur

Shirkii Kulmiye: caleemo saar mise Doorasho keebu ahaa? Fallo. C/casiis Bashiir Nuur Muqaalka guud ee shirku, wuxuu ahaa mid ay Ciidamada kala duwan ee Qaranku sugayeen...

MadaxWayne Siilaanyo oo Tacsi Udiraya Qosykii iyo Qaraabadii uu ka baxay Gancsade Ibraahim Dheere oo Maanta ku Geeriyooday Dalka Jabuuti

12/11/2015 TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa guud ahaan Ganacsatada Dalka, wax-garadka, Aqoonyahanka,...

Dawladda Denmark Oo Ka Hadashay Doorashada Musharaxiinta Kulmiye

Hargeysa(GNO)November-12-2015- Madaxa xafiiska Denmark u qaabilsan Somaliland, ayaa ka hadlay shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye musharaxa madaxweyne iyo madaxweyne xigeen ugu doorteen Muuse...

DAAWO Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Oo Ka Hadlay Dagaalada Iyo Rabshadaha CEERIGAABO Xukumaddana Ku Eedeyay

DAAWO Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Oo Ka Hadlay Dagaalada Iyo Rabshadaha CEERIGAABO Xukumaddana Ku Eedeyay https://youtu.be/iTYc4Nvneso

Hambalyo Murashixiinta madaxwaynaha iyo xu xigenkiisa

Waxaan ugu horayn salamaya bahda Gabileynews , marlabad waxan hambalyo iyo bogadin udirayaa Murashixiinta  madaxwaynaha iyo kuxigeen kiisa xisbiga kulmiye ee doorashada soo socota...

Xukuumada Federaalka somalia ayaa amar ku bixisay in la xidho isla markaana la tirtiro mareego af soomaali wax ku qora oo ay ku soo...

Xukuumada Federaalka somalia ayaa amar ku bixisay in la xidho isla markaana la tirtiro mareego af soomaali wax ku qora oo ay ku soo...

Recent articles

spot_img