Author: admin

Daawo Taariikh Nololeedki Muj Maxamed C/laahi Guribarwaaqo (Funny )

Daawo Taariikh Nololeedki Muj Maxamed C/laahi Guribarwaaqo (Funny ) Daawo Taariikh Nololeedki Mujaahid Maxamed C/laahi Guribarwaaqo ( Funny ) oo ahaa Mujaahid Qiimo weyn...

Wasiirada Gobolka Gabiley ka soo jeeda Malagayaabaa in ay,,,,,

Tan iyo intii Xisbiga talada hayaa ku guulaystay Doorashadii Madaxtooyada ee Xisbiga Kulmiye ku soo saaray Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.waxa Gobolka iyo Guud...

Gudoomiyaha xisbiga waddani ee Chicago , USA . Mudane :Jamal Dahir Shirdon oo Warsaxaafadeed video soo Saaray

Gudoomiyaha xisbiga waddani ee Chicago , USA . Mudane :Jamal Dahir Shirdon oo Warsaxaafadeed video soo Saaray https://youtu.be/hDfnwpPR0sc

Paris terror Attack on Friday 13th November 2015. The President of Republic of Somaliland; H.E. Ahmed Mohamed Silanyo

Paris terror Attack on Friday 13th November 2015. The President of Republic of Somaliland; H.E. Ahmed Mohamed Silanyo   In The Name of ALLAH the Most Merciful Most...

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Cadho kaga Maqnaaday Munasibad lagu dhagax dhigayey Dhisme cusub oo loo dhisayo wasaradiisa.

  Hargeysa(GNO) Wasiirka Wasaaradda biyaha Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac ayaa Maanta Cadho kaga Maqnaaday Munaasibad lagu dhagax dhigayey Dhise loo dhisayo Wasaarada Biyaha ee...

Xukuumada Waxan Leeyahay Intaad Isku Mashquulsantihin Dadkiina Waxa U Qabta ….. Suldaan Xiiray

  Hargeysa(GNO) Afhayeenka Salaadinta Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey ayaa ka hadlay baahi caafimaad oo ka jirta Dagmooyinka SaboWanaag Iyo Cadaadley oo uu dhawaan...

Madaxweyne Xigeenka SOMALILAND Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Wasaarada Biyaha Oo Shirkadda ALBARAKA Fulinayso

  Hargeysa (GNO) Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici gudomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, iyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Biyaha Dr C/risaaq Jaamac iyo weliba...

Cabdi haybe laambad oo ka sheekeeyay qiso soo martay oo aanu noloshiisa iloobayn

Cabdi haybe laambad oo ka sheekeeyay qiso soo martay oo aanu noloshiisa iloobayn   https://youtu.be/k5iZd8fdT5s

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii lagu qaaday Faransiiska

  Paris(GNO) Dhimashada weeraradii xalay gilgilay magaalada Paris ee caasimada Faransiiska ayaa gaadhay ugu yaraan 111 Qof. Weerarrada ayaa lala beegsaday Tiyaatar lagu daawanayay bandhig...

Qaadhaan-bixiyayaasha Taageera Doorashooyinka Somaliland oo hakiyey Dhaqaalihii Diiwaangalinta iyo Komishanka oo ka walaacsan Qabashadeeda

  Madama qaadhaan-bixiyayaashu Hakiyeen  lacagtii lagu fulin lahaa Diwaangalinta waxay  keenaysaa saadaal ah inay Doorashooyinku dib u dhacaan Hargeysa(GNO) Qaadhaan-bixiyayaasha Somaliland ka caawiya Doorashooyinka ayaa hakiyey...

HAMBALYO KA TIMI MUWAADINIINTA SOMALILAND EE KU NOOL MAGALADA WASHINGTON DC IYO NAWAAXIGEEDA:

HAMBALYO KA TIMI MUWAADINIINTA SOMALILAND EE KU NOOL MAGALADA WASHINGTON DC IYO NAWAAXIGEEDA:   Anagoo ah Muwaadiniinta xalaasha ah ee ku nool magalo madaxda cariga mareykana...

Recent articles

spot_img