Author: admin

Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Beeralay Lagu Gudoonsiinayey Cagaf Gacmeedyo

Wefti uu hogaaminayo wasiirka beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa maanta ka qayb galay munaasibad deegaano ka tirsan beeralayda Gabiley lagu gudoonsiinayey...

Jaalliyada Somaliland ee Kassel oo Shaaciyay Wakhtiga Laqabanayo Shirwaynaha Jaalliyada Guud ee Jarmalka, Cambaareeyayna Shir Xisbiga Ucid ku Cumaamaday Masuul Magac jaalliyadeed Ku Qadhaabanaya.

Jaalliyada Somalialnd ee Kassel Germany Ujeedo: Bayaan 15.11.2015   Annaga oo ah Jaaliyada Somaliland ee Kassel Waxaanu Bulsho Waynta Reer Somaliland ee ku Dhaqan jarmalka ugu Caddaynayna...

Sababaha Khuraafaadka Ah Ee Ay Dadka Qaar Aaminsan Yihiin In Ay Hargabka Keenaan Iyo Aragtidda Dhakhtarka

Waxaa jira sababo badan oo dadka qaar ay la tahay in ay keenaan hargabka, inta badanna ay ka gaashaantaan iyaga oo aaminsan in ay...

Carraale Ogaal: Anigu ninka Xaglatoosiye la yidhaahdo isma naqaano ee adaacadahaan ka maqlaa,

Marka hore xamdi alla iyo naxariis Eebbe. Marka xigga Hadraawi waxa laga hayaa, “Berdaa lagu kala neggaa, Dhexdoodii buu ka baxay, Bannaan baa layska...

Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye Garabkii ka Jabay Xisbiga Kulmiye oo Kulan Wadatashi ah maanta ku Yeeshay Hugteel Green plaza iyadoo Saxaafada loo Diiday inay ka...

Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye Garabkii ka Jabay Xisbiga Kulmiye oo Kulan Wadatashi ah maanta ku Yeeshay Hugteel Green plaza iyadoo Saxaafada loo Diiday inay ka...

Shirkadda SBI Oo Gaadhigii Ugu Horeeyay iyo Abaal Marrinno Kale Guddoonsiisay Dad Guulaystay

Hargeysa(GNO)November-15-2015- shirkada sharaabka ee SBI ayaa abaal marino kala duwan gudoonsiisay qaar ka mid ah macaamiisheeda oo ku guulaystay barnaamijka CAB OO GUULAYSO. Munaasibad...

Dhaliilaha Togan ee ka daba yimid darajooyinkii Ciidamadda Booliska ee Somaliland yaa ka Masuul ah mase la wada dareensanyahay inuu Taliyaha ciidankaasi yahay danahiisa...

Waxaa la Wada Dareensanyahay Dhaliilaha ka daba yimid Darajooyinkii Ciidanka Booliska ee madaxweynuhu qorshihiisa lahaa waxaad arkaysaa Askar tiro badan oo ka mid ahaa...

QABYAALADA jooji oo dadka ka SHUB xumaanta lagu SHUBAY.

Waxaynu ka wada dharagsanahay in ay qabyaaladu tahay tahay aafo Qaran ama wax xun oo dadka kala kexeeya, qof kasta oo Somali ahi meel...

Mustafe Sayid oo ka Tirsan Golaha Degaanka Gabiley oo taageeray Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye kana Soo horjeedsaday Muuse Biixi iyo Saylici

Mustafe Sayid oo ka Tirsan Golaha Degaanka Gabiley oo taageeray Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye kana Soo horjeedsaday Muuse Biixi iyo Saylic https://youtu.be/VXkjmmPPny8

Soomaaliyad Dhaawacyo Loogu Geystay Maraykanka Kadib Markii Ay Afingiriisi Ku Hadli Weyday Soomaaliyad Dhaawacyo Loogu Geystay Maraykanka Kadib Markii Ay Afingiriisi Ku Hadli Weyday

Minnesota (GNO)- Asma Maxamed Jaamac oo ah Soomaaliyad ku nool dalka Maraykanka ayaa Jimcihii toddobaadkan dhaawacyo culus loogu geystay dalka Maraykanka kadib markii iyada...

“Madaxweynuhu Muddadii Labaad Ee Uu Is Sharixi Lahaa Kama Tanaasuline Dan Baa Tidhi,” Boobe Yuusuf Ducaale

Hargeysa(GNO)November-14-2015- Boobe Yuusuf Ducaale, xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ku doodayin madaxweyne Siilaanyo teeramkiisa labaad uga tanaasulay maamul xumo la soo...

“”Ragga is casilay waxa ay iska casileen xaqdarada meesha ka dhacaysa ayey ogaayeen, oo dareenka ay qaateen ayaa ahaa inuu Madaxweynhu dhinaca yahay,” Siyaasiga...

  Hargeysa(GNO)November-15-2015-Siyaasiga Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana ka tirsanaa Xukuumaddii Daahir Rayaale, kana mid ah aasaasyaashii Xisbiga KULMIYE ayaa...

Recent articles

spot_img