Published:

Nimanyahow libaax dawriyaa soo dabayshaday

Ciddiyaha dureediyo Micuu waxkudilayaa

Nolol ninkii doonayay Haadka dacal joogso

Oo u baneeya dawgiyo halkuu ka duulaayo.

Caligury muxu mese kashegi, isaga gadhigiisa loo tilmaamaa markuu hudheelada ka baxo furahana dara gadhiga ugu so horeeya, kadaa callow //// maaha kaagii/// bidix bidix eeg////// Mujnimo kudhaaf isaga.

 

Qofkasta oo guul daraystaa guul daradiisa meel ayuu u nisbeya, balse wuxuunba lagu kala duwan yahay, in cabashada guuldarada soo celcelisa iyo in iyadu hore ka samirta wax yaalo cusubna uga wareegta,

 

DADKAYGA TAAGTA DARAN AYAAN UTUDHAYAAKelmada waxa ku tiraabay Dr Gaboose markii xisbigiisii uu guuldaraystay cadaalad daro awgeed.

 

Xisbigii birsol oo isna cadaalad daro hoosta marisay ayaa hogaamihihiisii ka huleelay bilaa xanaf , Xasan ciise ayaa isaguna akhirkii bilaa rabshad ku qaatay guuldaro cadaalad xumo kazoo gaadhay, hadaba su aashu waxay tahay WAAMAXAY SABABTA SADEXDA NIN EE ISKU GAASHAAN BUURAYSTAY HAL NIN SI XAARAANA AY U QANCI LAAYIHIIN HADIIBA AY IYAGU FURSADDA USII WANAAJIYEEN OO AY LATARTAMIWAAYEEN?

Tooda usoo noqo, dimuqradiyad////dimuqradiyad//// dimuqradiyadu ma ogola hiilkan fulaynimada leh ee sadexnin nin iskugu tegayaan, waan aragnay qaar intay wada tarmamaan dabadeed iskugu shuba codadka, bal kitaabka bogdameer halaga soo helo taasi.

 

Dhanka kale waxay dadku  doonayaan muuse inay iin uga dhigaan asgarinimo, Asgari marka layidhaa WAXALOJEEDAA DABLE, taasina waa kelmad xaqiraada,

 

Halka uu u liito fayda ayaad is leedihiin balse waaba halka u mac, kornayl nimadiisu waa ta sababtay inuu ka mid noqdo sarakiishii ugu cadcadayd ee dalkan xoraysay.

Mana ogoli kana yeeli mayo inay muuse caayaan dhalinyarad dhalatay 93-kii iyo wixii kadambeeyay jaamacadaba haka baxaane, wuxuu duurta u dalandoolayay inuu helo dal xora oo dhalin xor ahi ku nooshahay.

 

Odaygu asgari maaha waa sarlkaal kornayl ah oo ciidamada cirka ah, dunida kornaylo iyo janaralo ayaa hogamiya, Diinta Islaamka way taageersantahay in hogaamiyuhu ama qofkastaaba uu xirfad u yeesho melateriga, tiknolajyadda iyo hubkaba.

 

CV-giisa dhabta ah ninka rabaw aniga isoo waydiiso waan kuusoo diriye/// Xuubwareedyada waa lagu baahiyay hadaad aakhiro ku maqnayd mooyaane. END

 

 

C/qani Ibrahin Xirsi

cirtaalo@gmail.com

063- 4465444 Gabilay

News Related