Hambalyo Hambalyo Habalyo guul guul guul waxaan ku faraxsanahay guusha ay ku guulaysteen muuse biixi cabdi iyo cabdiraxmaan cabdilaahi ismail saylici.By maxamed jeex
Hadaan nahay qurba joogta degan qaarada yurub waxaan hambalyeynayaa golaha dhexe ee doortey murashaxiinta xisbiga kulmiye uga qaybgalidoona doorashada soo socota ee dhicidoonta haddii alle idmo 2017 taasna waxaan u rajeynaynaa iney guuleystaan tan dambe.
Waxaan leeyaha muuse iyo saylici hambalyo hambalyo hambalyo hadaan nahay beelwenta samaroon ee degan europa gaar ahaan brussels waan ku amaaneynaa golaha dhexe doorashada ay inidoorteen.
Maanta somaliland waxaa u soo hayatey guul musdaqbalkii somaliland uu soo iftiimayaa waa nimankii ka saarilahaa marxaladan ay ku jirto somaliland.
Waa guul ay gaadheen shacabka somaliland waa guul nabadeed waa guul siyasadeed waa guul midnimo waa guul wadajir waa guul isku duubni waa guul barakaysan.
Hambalyadan waxaa diraaya dadka hoos ku qoran
1) maxamed jeex ay yoonis iyo xaaskiisa fadumo yussuf miisaan
2) muuse aw xasan migil iyo xaaskiisa
3) rooble ibraahim alaale iyo xaaskiisa
4)Cabdi muxumed ismail( cabdi weyne) iyo xaaskiisa
5) zaki maxamuud rooble iyo xaaskiisa
6) cabdirisaaq cilmi geeri seefle iyo xaaskiisa
7) fahmi maxamed beerjiif
8) xasan jeex aw yoonis iyo xaaskiisa
9) xuseen jeex aw yoonis iyo xaaskiisa
10) xasan muuse subagle iyo xaaskiisa
11) cabdoo xaaji muxumed iyo xaaskiisa
12) cabdilaahi xaaji muxumed (daauus)
13) rashiid aadan barkhadle
14) said muuse dixood
15)wacays muuse
16) maxamed bare berjiif
17) xuseen barkhad tukaale
18) maxamed axmed boos
19) shukri xadi faarax
20) maryan xaaji maygaaga
21) maxamuud muuse aw yoonis iyo xaaskiisa
22) cali fure giire iyo xaasaskiisa
23) suldaan axmed aw cabdi xudhuun iyo xaaskiisa
24) idris aw aadan iyo xaaskiisa
25) cumar ibraahim cadar iyo xaaskiisa
26) maxamed cabdilaahi aw cilmi
27) ilyaas gooni aw cilmi
28) maxamuud xasan xadi qayaad
29) xadi xasan qayaad
30) yooni maxamed jeex aw yoonis
31) yaquub maxamed jeex aw yoonis
32) aamina maxamed jeex aw yoonis
33) said muumin yaabane
34) shamis muumin yaabane
35) cumar jaamac axmed
36) eng shakuur daahir barkhadle
37) umulkhayr cabdi muslim
38) aniisa cumar maxamuud
39) khadra maxamuud said
40)said cali daahir
41) axmed daahir cabdilaahi
42) axmed jaamac saxardiid
43) maxamed cabdiraxmaan jackey
44) maxamed aare nuur
45) maxamuud aw xasan culhaye
Allaa mahad leh
By maxamed jeex
Brussels.