Published:

Cuqaasha maxdaxdhaqeedyada Gudigag Gancsattada  Gudiga horumarnta  Gudiga wanaag farista iyo xumaan reebista bulshada qaybeheeda kala duwan

Cuqaasha maxdaxdhaqeedyada Gudigag Gancsattada  Gudiga horumarnta  Gudiga wanaag farista iyo xumaan reebista bulshada qaybeheeda kala duwan  ayaa baaq udiray madaxweynaha jamhuuriyada somaaliland Axmed maxamed maxamuud siilaayo in badhasaabka Gobolka Gabiley   7 bilood ee udanbeeyey uu baanka Gabiley  Acounka wajaale uu lacago dagmadu leedahay si sharci daro ah ugala baxay arintaasina ay keentay guux shiki saamayn ku yeesha nidaamkii Degmonimo badasaabka oo reer wajaale uu la dhaqmay sida tuulooyinka baadiyaha ee hoos yimad Degmada Gabiley ayaa waxa isla markii ba bilaabmay ashkado kadhan ah waxanay baaq udireen  xukuumadada

News Related