Hargeysa(GNO) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Xilligii Daahir Rayaale Kaahin Amb-Cawil Cali Ducaale Ayaa Muddo dheer kaddib wuxu maanta markii ugu horraysey kasoo muuqday saaxadda siyaasadda Somaliland Isagoo hadal kusaabsan khilaafka Xisbiga Kulmiye kajeediyey madal laba wasiir xilka kula kala wareegayeen
https://youtu.be/cBB-gW44Q9M