Mönchengladbach (GNO)- Munaasibad si aad ah loo agaasimay oo lagusoo dhaweynayay murashaxa Madaxweynenimo ee xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Qabsoontay Magaalada Mönchengladbach, Waxa kasoo qaybgalay taageerayaasha xisbiga ucid ee dalka Germany iyo Gudoomiyeyaasha xisbiga Ucid ee wadamada Yurub sida UK , France , Talyaniga, Norwey iyo wadamo kale, waxa kale oo xusid mudnayd in xaflada darteed ay dadka qaar uga soo safreen wadamo ka baxsan dalka Germany. Hoos ka Daawo Muuqaalka

Published: