Published:

Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla markaana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Tix dhinacyo badan oo dabeecad ahaan iyo siyaasad ahaanba uu ku sifaynayo Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Garabka Musharrixiinta ka soo horjeeda ee isku haysta ku cabbiray.
“Nin damiir leh baan ahay,
Dumarkiyo carruuraha
Cod u doonan
maayoo,
Dawarsiga ma karayee;
Doorkaygi weeyee

Ha lay daayo baan idhi!”
Tixdan oo wax badan uu ku Iftiimiyey Xildhibaan Ibraahin-Rayte oo sidoo kale Garyaqaan ah, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal-dhegaysigan Hoose ee daawasho iyo Dhagaysi habboon:-

News Related