Anigoo ah Suldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin waxan halkan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Dhamaan Shacbiweynaha reer Jabuuti gaar ahaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Ismaaciil Geedi Xareed oo ahaa Siyaasi Ruug-cadaaya oo kamid ahaa odayaasha waaweyn ee Jamhuuriyada Jabuuti
Marxuumkan oo caawa ku geeriyooday magaalada Jabuuti waxa aan Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iy Qaranka Jamhuuriyada Jabuutiba Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
Aamiin Aamiin ……Aamiin …..Aamiin …….Aamiin ……Aamiin…