Dhamaan hawl wadeenada haldoornews.com meel walba oo ay joogaan gude iyo dibad-ba waxa maalinta farxada ciidal Odxa ee ay muslimiinta oo dhani faraxsan yihiin hambalyo u diray oo ay ugu ducaynayaan in ay sanadkan kiisa kale ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo, in inta dhibaataysana uu dhibka alle ka saaro iyo colaadaha inta xanuun la jiiftana uu alle caafiyo oo xanuunka ka dulqaado.
Hambalo…………………. Hambalyo……….
Halkan ka Daawo Heesaha Ciida mid ka mid ah oo aanu idiin soo Xulnay.
Haldoornews.com
Xafiiska Hargeysa
Contact@haldoornews.com