Published:

Ruux walba oo naga mid ah ee nool naftana ay ku jirto waa uu fakraa walow fakarka lagu kala badan yahay ruuxba ruuxa kale waa uu ka baahi badan yahay waa uuna ka wal wal badan yahay waxaasa muhiim ah fakarka badan wax yaabaha ka dhalan karo ayaa aad u badan hadii Qaar ka mid ah aan u soo ban dhigo aqrista yaasha

Waxaa ka mid ah Madax xanuun joogta ah iyo madax wareer aad u badan oo uu lakulmo ruuxa aadka u fakra una wal wala mar walba madax wareer kaas iyo xanuunka madaxa ma’ahan mid ruuxa wax badan heynaayo muda dhoor Daqiiqadood ah ayuu qofka henayaa marka danbana waa uu denayaa waxaasa kale oo ka mid ah hurda la’aan ama hurdada oo aad ugu yaraata ruuxa aadka u fakra una wal walba

Nolosha Ruxaas aad ayey khatar ugu jirtaa waxaaba laga yabaa ama dhici karta dhibaato badan in qof kaas ay soo wajahdo noloshiisa danbe khatar badan in ay gasho Arinka kale ayaa waxay tahay Ruuxa mar walba kaligiisa isla hadla ama isla shekeesta. iska ilaali in aad kaligaaga isla hadasho inta badan waa in aad ka fogataa cafimaad kaaga waa in aad ka taxadartaa oo aad u naxdaa una damqataa naftaada qaliga ah

Fikirka inta badan waxuu yimadaa ruuxa marka ay soo wajahdo dhibaato nooca ay rabtoba ha noqotee lakin waa in uu muujiyaa adkeesi iyo dulqaad badan maxaa yeelay wax walba bilow iyo dhamaad ayey leeyahiin waxaanan laheyn majiro dhamaad iyo bilow talada waa in aad alle u dhiibataa oo aad samir badan sameysaa.

News Related