Dhamaan maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha kala Duwan ee Dunidada Dacaladeeda ku kala Sugan ee Warbaahinta Haldoornews Waxay Hambalyo kal iyo laab ah udirayaan Meherka Maxamed Xasan Sheekh Maxamed (Jubba) iyo Dumaashiday Basra Maaweel Maxamed oo Caawa Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Gabiley. Waxaan Leeyahay Noqda Qoyskii Isku Waara, Isku Raaga, Aqal-galkoodana Ku Gaadha Bash Bash iyo Barwaaqo. Waxaan Ugu Ducaynayaa Ducadii Rasuulka CSW ugu Ducayn Jiray Munaasibadaha Noocan oo Kale Ah. BAARAKALAAHU LAKUM WABAARAKA CALAYKUM WAJAMACA BAYNAKUMA FIL KHAYR WA BIL KHAYR. AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Published: