Published:

Ciidamada kala duwan ee gobolka gabiley ayaa sameeyay dhoolatus ay ugu diyaar garoobayaan xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may oo fooda inagu soo haysta.

Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa kormeeray goobta ay ciidamada kala duwan ee gobolku ku samaynayaa gaardiga udiyaar garowga xuska 18may halkaasi oo ay salaam kaga qaateen,

 

Ciidamada Kala Duwan Ee Ku Sugan Gabiley Oo Dhoolatus Sameeyey.

News Related