Sheekh Maxamuud, Geelle iyo Biixi kuwada jireen oo lagu fasiray siyaad loo bixiyey ( irirsm policy ) oo aad afka loogu hayo.
Isku soo wada xoori waxaa xaaladaha Laas-caanood soo saareen awoodaha jamhuuriyada Somaliland iyo heerka ay ka taagan tahay mandaqada Geeska Africa marka laga yimaado wax badan oo gudaha dalka ka taagan oo aan wanaagsanayn.
QALINKII; Mohamed Abdi Jama “M. Dhimbiil”